Madaxweyne Biixi oo qiray in uu damacsan yahay mudo kororsi

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay mar uu ka qeyb-galay xaflada qalin-jabinta 410-Sarkaal oo ka baxay kulliyada Tababarka Layli Sarkaal Ee Cabdilaahi Askar sheegay in doorashada madaxweynaha dib loo dhigay. Madaxweynuhu waxa uu Ciidamada Qalabka sida ugu baaqay inay u diyaar garoobaan sannadkan Saddex doorasho oo la qaban doono taasi oo…

Read More

Xiliga Madaxweyne Biixi ku beegan yahay Washington oo la shaaciyay

Washington (QJ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la xaqiijiyay xiliga uu ku soo aadan yahay Magaalada Washington ee cariga Mareykanka. Ilo wareedyo ku dhawdhaw xafiiska Somaliland  ku leedahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi Washington ku soo beegan yahay bishan March 18 keeda. Safarka Madaxweynaha oo ah mid taariikhi ah ayaa imanaya xili…

Read More

China-Somalia Ties: Somali ambassador condemns Taiwan deal with Somaliland

Beijing (QJ) –   Somalia’s ambassador to China has condemned talks between Taiwan and a separatist region of Somalia. That was in an exclusive interview with CGTN. Somaliland is not recognized by any sovereign state, and Taiwan is a region of China. The ambassador said their communications were undermining peace and stability in Africa. In 2020,…

Read More

Visa Restrictions on Individuals Responsible for Undermining the Democratic Process in Somalia

Washington (QJ)- The delay in the conclusion of Somalia’s elections is driving political instability, threatening security gains, and undermining economic development. On February 8, I announced a visa restriction policy under Section 212(a)(3)(C) of the Immigration and Nationality Act to restrict the issuance of visas for those believed to be responsible for, or complicit in,…

Read More

Beelaha Mucaarida Somaliland iyo safarka Muuse Biixi ee Mareykanka

Hargeysa (SD) – Mucaaridka Beelaha Bariga iyo Galbeedka Somaliland ee ku nool woqooyiga America ayaa diyaariyay banaabax balaaran oo looga soo horjeedo safarka la sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku imanayo Washington. Sida aanu ku heyleyno waraka diyaargaroowga dibedbaxa ayaa sheegaya in mucaaridka beelaha bariga iyo Galbeedka iyo midnimadoonka beelaha dhexe in ay dibedbaxa…

Read More

Suaalaha tayo iyo Saamiqeybsiga Safiirada Somaliland oo isa soo taraya

Hargeysa (QJ)- Xukuumada Somaliland ee madaxweyne Muuse Biixi hogaamiyo ayaa la shaaciyay dheelitir xumo ka jirta safiirada ay caalamka u dirsato si ay uga shaqeeyaan danaha dalka. Saami qeybsiga degaanada iyo reeraha ayaa la shaaciyay in ay dhan ka raran tahay, isla markaana la dhaliilayaa waxqabadkooda. Dadka ka faalooda hawlaha ictiraaf raadinta ayaa sheega in…

Read More

Sababta Dhabta ah ee Madaxweyne Biixi u tegay Jabuuti

Jabuuti (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa safar deg deg ah ku tegay dalka Jabuuti oo la sheegay carootay heshiis dhawaan ay gaareen shirkadaha isgaarsiinta Somaliland. Shirkadaha isgaarsiinta Somaliland ayaa intooda badan waxa saamiga ugu badan ku leh qoyska madaxtooyada Jabuuti. Xukuumada Somaliland ayaa heshiis ay dabada ka riixeyso waxa ay dhawaan dhexdhigtay shirkadaha…

Read More

Sharci yaqaan Mubaarik Abdi: Xeerka Ilaalinta Anshaxa iyo Nabadgelyada Guud ee Xeer Lr 51/2012,

Sababayn sharci. Xeerka Nabad galyada iyo Anshaxa Guud ee soomaliland sidee buu u khilaafsan yahay Dastuurka JSL qodobkiisa 32aad Faqradiisa 2aad, oo aan qoraalki kan ka horeeyay ku sheegay. Ugu horayan dhamanteen waynu isla qirsanahay xeerka soomaliland ugu sareeya inuu dastuurka yahay sida uu dhigayo Dastuurka laftiisu qodobkiisa 128aad Faqradiisa 2aad oo leh “Dastuurka ayaa…

Read More

China oo u gacan haadineysa Axsaabta Mucaaridka Somaliland iyo suurtogalnimada in ay Beijing ka degaan

London (QJ) – Warar aanu ka helnay ilo wareedyo ku dhaw Axsaabta Mucaaridka Somaliand ee Wadani iyo UCID ayaa sheegaya in China oo ka careysan heshiiska Xukuumada Muuse Biixi  iyo Taiwan ay martiqaad u fidiyeen madaxda labada Xisbi Qaran ee Somaliland. Labada Xisbi Qaran oo aad uga careysan habdhaqanka shuruucda dalka baal marsan ee Madaxweyne…

Read More

Waxa Magaalada Muqdisho Qarax Lagula Eegtay ergo ka Soo Codaysay Qaar Ka Mida Kuraasta Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho lagu Dooranaayey

Muqdisho Khamiis  10 Februari ‘2022 (QJ) Waxa maanta magaalada muqdisho qarax uu qarax kula beegsaday qof naftii hure ahi gaadhi ay saarnaayeen qaar ka mida ergadii dooranaysay kuraasti saaka lagu dooranayey magaalada muqdisho oo ahaa kuraas laga leeyahay gobalada waqooyi (Somaliland) Kuwaas oo saaka shan ka mida lagu dooranayey xeradda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee General…

Read More

Dowlada Somalia iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray Qorshe nabadkoodaeed

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray 1. Kaddib marki lai soo-dhoweeyay wafdiga Midowga (AU), Qarammada Midoobay (UN) iyo Midowga Yurub (EU) dooddaha farsamo ee Kooxda Afarta Xubnood ah (Quartet) iyo wadahadallada la qabtay 28ka Janaayo 2022 ilaa 9ka Maarso 2022 ee horumarinta Fikirka Hawlgallada (CONOPs), Warbixinta Wadajirka ah (Joint Report),…

Read More

Promoting Sustainable Peace and Responsive Governance in Somalia

The best path toward sustainable peace in Somalia is through the rapid conclusion of credible elections. The United States has repeatedly expressed concern over the delays and procedural irregularities in Somalia’s electoral process and the broader implications of those irregularities for the country’s democracy and stability. Today, on the one-year anniversary of the expiration of…

Read More

Mareykanka oo xanibaya cidii carqaladeysa Dimuqraadiyada Soomaaliya

Washington (QJ) – Wasaarada arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay iney xayiraad dhinaca socdaalka ah saarayaan kuwa uu ku sheegay iney carqaladeynayaan hanaanka dimuqraadiyada Somalia. Xogahayaha arrimada dibeda ee Mareykanka Anthony Blinken oo warkan soo saaray ayaan sheegin Magacyada shaqsiyaadka la saarayo xanibaada balse waxaa uu xusay iney ka go’an tahay taageerida nabada iyo dimoqraadiyada…

Read More