Golaha Wakiilada JSL ayaa Maanta Go’aan qaylo dhaan ah ka soo saaray Xaalada Ba’an ee Abaaraha ee dalku galay
Hargeysa (QJ) – Ka dib doodii Goluhu Shalay ka yeeshay Xaalada guud ee dalku ku jiro gaar ahaana Abaaraha ayaa Maanta kulan doodaas lagu soo ururinayo waxa yeeshay Gudida Hawlaha Golaha (Business Committee) oo ka kooban shirgudoonka iyo Gudoomiyaayasha Gudi hoosaadyada Golaha. Kulankoodaas ka dibna Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo Gudoominayay ayaa Gole weynaha…
