XOG-Axsaabata Mucaaridka oo ka tabaabusheysanaya dhisida dawlad iyagu gaar u leeyihiin
Burco (qurbejoog)- wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in axsaabta mucaaridka ay halkaa ka wadaan dhaqdhaqaaqyo looga arinsanayo xaalada dalka, khaasatan damaca Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doonayo in xisbiyada niaam sharciga baalmarsan u burburiyo isla markaana uu mudada ku kororsado. Wararku waxa ay sheegayaan in Mucaaridku ay isu diyaarinayaan sidii arinkaa…
