Munaasibadii Maanta ee 24 Guurada ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Muuqaalo Quruxdooda Muujiyey SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibadda sanad-guurada 24-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranku ku leeyahay caasimadda Hargeysa. Munaasibaddan oo ay ka qayb-galeen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse…
