“Wey fiican tahay in la balaadhiyo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo Dawladdo kale oo dhex-dhexaad ahi soo galaan wada hadalada’’ Axmed Yuusuf Yaasiin, Madaxweyne-Xigeenkii Hore

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegaya in Dalalka Sweden, Norway iyo Switzerland ay qayb ka noqon doonaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay inuu soo dhaweeynayo. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo u waramay Wargeyska…

Read More

Danjire Cawil Cali Ducaale oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu Baaqay inuu Mideeyo Shacabkiisa Doorashadu kala Qaybisay,Gudoomiye C.raxmaan Cirro-na u Soo Jeediyey inuu Aqbalo in laga Guulaystay DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Ambaasadoor Cawil Cali Ducaalec(Cawil) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro, waxaanu farriimo u diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Waxa uu Ambaasadoor Cawil ku tilmaamay doorashadii dhacday mid xanafteeda laga sugaayo madaxweynaha inuu daweeyo, waxaanu arimahan kaga hadlay waraysi uu…

Read More

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Maanta Shaacisay Bilowga Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2018 & Meelaha Mudnaanta la Siinayo+ Wasiiradda Maaliyadda Iyo Ciyaaraha oo ka Hadlay Khilaaf u Dhexeeyay DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa Maanta sheegay inay Wasaarad ahaan bilaabeen Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadkan aynu ku Jirno ee 2018,Taas oo ku Salaysnaan doonta Sida uu Yidhi Siyaasada Xukuumadda Cusub.

Read More

“Arrinkaa (Dagaalka Dararweyne) Waxa U Qoolan Xukuumadda Iyo….” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dagaalkii dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray deegaanka Dararweyne oo hoos tagta degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dagaalka Dararweyne soo noqnoqday, laakiin Xukuumadihii kala dambeeyay iyo Madax-dhaqameedku ka seexdeen inay ogaadaan sababta…

Read More

Xukuumadda oo 50% Ku Kordhisay Cashuurtii laga qaadi Jiray Qaadka

Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay cashuurta jaadka ku kordhisay 50% cashuurtii hore looga qaadi jiray. Go’aankan ayaa qayb ka mid ah go’aamo ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi go’aamisay oo ay ku doonayso inay kula dagaalanto sicir bararka xadhkaha goostay iyo qiime dhaca lacagta Somaliland, waxaana la sheegay in go’aankani uu…

Read More

‘’Waa in Xukuumadda iyo Garsoorku ka Jawaabaan Sababta loo Sii daayay Caaqilka Hubka iyo Rasaasta lagu qabtay ee u waday deegaanka Dararweyne’’ Caaqilka Guud ee Beesha Habaryoonis DAAWO

Burco 25. January 2018 (SDN/QJ):-Cheif Caaqilka Guud ee Beesha Habar Yoonis Axmed Maxamed Daahir oo Maanta Magaaladda Burco kulan Saxaafadeed ku qabtay ayaa si adag u dhaliilay in Xubno ay Habeen hore Ciidanka Booliska ee Burco ku qabteen inagoo Hub iyo rasaas u wada deegaanka Dararweyne in Garsooraha Maxkamadda Gobolka Togdheer uu sii daayay Caaqil…

Read More

Sadex Dawladood oo ka mid ah Midowga Yurub oo Ku Biiri doona Wada hadalada u Dhexeeya Somalia Iyo Somaliland Iyo Xarun Caalami ah oo Door weyn ka Ciyaaraysa!!

Hargaysa 25. January 2018 (SDN/QJ):-Saddex dawladood oo cusub ayaa la filayaa inay ku soo biiraan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Xarunta caalamiga ah ee lagu magacaabo Centre For Humanitarian Dialogue ayaa sida ay warar xogogaali u sheegeen Wargayska Geeska Afrika, wada hadaladii ay dhawaan ugu kala dab qaaday madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi…

Read More

“Rasaastii, Gaadhigii Iyo Ragii Uu Kiisku Ku Cadaaba Gacanta Xukumadda Ayay Ku Jiraan” Badhasaabka Togdheer DAAWO

Burco 25. January 2018 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Saleebaan Cali “Ramaax” ayaa ka hadlay gaadhi Rasaas siday oo lagu wayday Deegaanka Ceel-afwayn ee dirirtu ka taagan tahay waxaanu sheegay inay gacanta xukumadda ku jiraan dadkii hubkaasi sitay halka uu ugu digay shacabka Burco in ay ku dhaqaaqaan ficilada caynkan oo kale ah.

Read More

“Madaxweynaha Ha Loogu Dhaarto In Kursiga looga Hadhay” Guddoomiye Cirro oo u Jawaabay Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 25. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Cisbitaalka Guud ee Caasimadda Hargaysa Waxa uu ku booqday dad ku soo dhaawacmay dagaal beeleedkii todobaadkan ka qarxay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Mudane C.raxmaan Cirro ayaa Waxa uu Jawaabo ka bixiyey Hadal shalay ka soo Yeedhay Madaxweynaha…

Read More

‘’Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Duco iyo Tacsi loogama Baahna +Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadirna dad ayaa Kelifaya ee Ka Daaya…’’ Siyaasi Aadan Dhoola yare DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Aadan Dhoola yare oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku Dhaliilay Habacsanaan iyo habrasho badan. Siyaasi Dhoola yare waxa uu sheegay in Hadalkii doraad ka soo yeedhay Suldaan Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir uu ahaa mid lagu Kelifay Suldaanka Waxaa kale oo uu ka hadlay…

Read More

‘’Muuse Biixi ayaa Ila soo Hadlay oo igu Yidhi Waa inaad Deg deg u timaadaa,Dad ayaa aniga igu eedaynayay’’ Boqor Buur Madow DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ah Madax dhaqameedka Galbeedka Gobolka Sanaag ayaa markii kowaad waxa uu ka hadlay Colaada ka soo cusboonaatay deegaanka darar weyne ee gobolka Sanaag ee u dhaxaysa laba beelood oo Jiidaas wada dega. Boqor Buur madow oo hada ku Sugan dalka boqortooyadda Sucuudiga…

Read More

Salaadiin ka Tirsan Beesha Bariga Burco oo Ka Hadlay Shaqaaqada Deegaanka Dararweyne & Mawqifka Adag oo ay iska taageen Adeegsiga Magaca Jeegaan DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Salaadiinta beesha Bariga Burco ayaa ka hadlay Shaqaaqo khasaare nafeed sababtay oo dhex martay laba ardaa oo Walaalo ah oo ku dhaqan deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Salaadiintan oo Maanta Magaaladda Hargaysa kula hadlay Telefishanka Bulsho ayaa Sheegay in Kelmada Jeegaan ay Tahay Kelmad Cadawga Somaliland uu…

Read More

“Xukuumadu Ma Qaadin Talaabadii Loo Baahna Ee Dagaalka Ceel Af Weyn” Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha xisbiga Waddani ayaa Maanta waxa uu ayaan daro ku tilmaamay fulin la’aanta Heshiis ay Xukuumadii hore ee Xisbiga Kulmiye ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee Somaliland kala dhex dhigtay labada ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Siyaasi…

Read More