Madaxweynaha Jabuuti Oo Si Heer Caalami Ah U Qaabiley Una Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland SAWIRO/DAAWO

Jabuuti  06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer caalami ah, meeqaamkeeduna sareeyo loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, markii ay gaadheen madaarka diyaaraha ee dalkaasi, oo ay ku sugayaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo xubno ka mida golihiisa wasiiradu. Markii ay soo cagadhigatay…

Read More

‘’Hantida u Weyn ee aan Haysto Waa Caafimaadka Maskaxda Waxaan ahay Fariid Waxaan ahay Xidig Telefishan iyo Inaan Guulo ka gaadhay Ganacsiga’’ Madaxweyne Donald Trump oo Ka Gubtay Buug laga Qoray!!

Washington 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Donald Trump iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa si adag uga falceliyey buug laga qoray Caafimaadka madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo Suuq weyn ka helay dalka Maraykanka. Mr Tillerson ayaa sheegay in aanu Weligii ka shakiyin Caafimaadka Maskaxeed madaxwayne Trump. Buug laga qoray madaxwayne Trump ayaa lagu…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Gaadhay Jabuuti & Soo dhawayn diiran oo uu Kala Kulmay Dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

Jabuuti  06. January 2018 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Safarkiisi Kowaad Ku tegay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaana Gegida Diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti ku Qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Booqashadiisii Kowaad Ku imanaya Xarunta Punt land ee Garowe Iyo Suurto galnimada inuu ku Soo Xadgudbo Somaliland Soona gaadho Gobolka Sanaag!!

Muqdisho 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dawladda tamarta daran ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu soo gaadho magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo hadda laga dareemayo qaban qaabada soo dhawayntiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu dhulka Puntlnd ku sugnaan doono afar maalmood, waxaana jira warar tilmaamaya suurtogalnimada inuu booqasho ku tago deegaano ka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Safarkiisii Kowaad Ugu Baxay Maanta Dalka Jabuuti Oo Uu Marti-qaad Rasmi Ah Ka Helay Madaxweynuhu SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi ah, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport, salaan sharafna ka qaatay cutub ka mida ciidamada. Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah…

Read More

Madaxweyne, Adigoo Xaqiijinaya Danta Dadka Iyo Dalka Waxaan Ku Soo Jeedinayaa Inaad Wax Ka Qabato Shantan Qodob !!

Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi  marka hore waxaan leeyahay Allaah ha kula qabto xilka ummadu kuu dooratay ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland, mar labaadka Mudane Madaxweyne waxaan kuu soo jeedinayaa talo-gudbin Muwaadin-nimo oo xambaarsan toosinta adeegyada Xukuumadda uga masuulka tahay shacabka iyo talo-gudbin Badhasaabyada dalka si ay horumar maamul ku samayn…

Read More

Maayarka Berbera Mr Cidin oo Daadifeeyay Digreeto uu Madaxweyne Muuse Biixi ka soo Saaray Dhulka Raadsiga ee Magaalo Xeebeedka Berbera Luuqad adagna Kula Hadlay Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Berbera 04. January 2018 (SDN/QJ):-Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Waxa uu Maayirka Magaaladda Berbera uu si adag ugu Jawaabay Hadal shalay ka Soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dhulka iyo Guryayta oo ku amray Maayirada Magaalooyinka dalku in dhulka ay u hayaan danta guud ay…

Read More

Waa Ayo Sadexda Wasiir ee Raysal Wasaaraha Somalia uu Ku Bedelay Sadex Wasiir oo uu Xilal Muhiim ah ka qaaday? iyo Halka ay Dhalasho ahaan ka soo Jeedaan!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):- Laba wasiir waxay horey xilal uga soo qabteen dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, balse midka saddexaad waa nin ku cusub siyaasadda oo ganacsade ah. Halkan ka akhriso taariikhdooda oo kooban: Axmed Ciise Cawad: Waa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Maraykanka. Wuxuu wax ku bartay Canada. Ka hor intii uusan noqon…

Read More

‘’Waxaan Ku Faraxsan Ahay In Aanan Dheg U Dhigin Madaxda Iyo Dadka Damcay In Ay Igu Qalqaaliyaan In Aan Ku Milmo Arrimo Dawlada Iyo Qabiilo Ka Dhexeeya Oo Aanan Raali Ka Ahayn Sida Ay Wax Ku Wadaan’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somalia!!

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa isbedel ku sameeyay golihiisa wasiirrada, wuxuuna xilalka ka qaaday saddex wasiir. Warbixinta ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo uu akhriyay wasiirka warfaafinta waxaa lagu sheegay in xilalka laga qaaday wasiirrada kala ah, Yusuf Garaad (Arrimaha dibadda), Khadra Axmed Ducale (Ganacsiga iyo warshadaha)…

Read More

Afar Go’aan oo Ka Soo Baxay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somaliland SAWIRO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay hoolka shirarka golaha wasiirada ee Madaxtooyada Somaliland, ayaa dood-dheer oo ay yeesheen ka dib waxa shirkaasi…

Read More

“Waanu Daba-galaynaa Wixii Sharci-Darro Ku Baxay Ee Dhul Iyo Dhismayaal Ah…” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Maxamed Ducaale Qambi, ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo saaray Wareegto uu Dad la siiyey kaga joojinayo Dhulka Danta guud ee Raasiga Berbera, kaasi oo dhawaan Dad Xukuumadihii hore siisay hawlo ka bilaabeen. Shir-jaraa’id oo Wasiirka Hawlaha Guud ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa…

Read More

Ra’iisal-wasaaraha Somalia Xasan Khayre oo Isku-shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa iyo Dareennada Ku Xeeran

Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro cusub oo buuxin doona xilalka ay Banneeyeen saddexda Wasiir. Ra’iisal wasaare kheyre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirkii arrimaha dibeda Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Wasiirkii arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo…

Read More

Maayarka Caasimadda Oo Dawladda Dhexe Ku Wareejinaya Wixii Dhul Dan-guud Ah Ee Dawladda Hoose Gacanta Ku Haysay

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa sheegay inay Dawladda dhexe ku wareejinayaan Dhulka Danta Guud ee ay hadda Gacanta ku hayaan. Maayarka oo Shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa ayaa yidhi “Dhulka Danta Guud waxaanu ku wareejinaynaa Hay’adaha Dawladda ee ay khusayso Annaga oo sii marinayna Xafiisyada Sharci…

Read More

Guddi Hoosaad Wakiillada Ah Oo Baadhaya Sidii Loo Kharash-gareeyay Miisaaniyad-sannadeedkii 2016-ka Oo Golahaa Hor-taalla

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Guddiga ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Shalay kulan la yeeshay Hanti-dhowraha Guud iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Somaliland, waxayna ka wada-hadleen Xisaab-xidhka Miisaaniyad-sanadeedkii 2016-ka oo Hor-taalla Golaha Wakiillada. Kulankan Saddex Geesoodka ah oo Albaabbadu u xidhnaayeen, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa ujeeddadiisa faahfaahiyey Guddiga…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Oo Sheegay In Aanay Wax Weyn Ahayn In Wasiir Soomaaliya Ka Socdaa Yimaaddo Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dawladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo socdaal ku tagay Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa halkaa dib uga noqday Shalay isla-markaana gaadhay Magaalada Dhahar oo ah Xuduudka Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Socdaalkiisa Badhan uu Xad-gudub ku ahaa Somaliland, isla-markaana Ciidammada…

Read More