Wiil uu Dhalay Madaxweynihii Hore ee Yemen ee ay Kooxda Xuutiyiintu Khaarajiyeen Cali Cabdale Saalax oo Nidar ku Maray baa’binta Xuutiyiinta Iran ay Taageerto!!
Sanca 06. December 2017 (SDN/QJ):-Wiil uu dhalay madaxweynihii dhowaan la dilay ee dalkaasi Yemen Cali Cabdallla Saalax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii ay kooxaha xuutiyiinta ahi u geysteen aabihii. Axmed Cali Cabdalla Saalax ayaa ku hanjebay inuu ka aarsan doono dawlada Iran iyo kooxaha Xuutiyiinta ah ee ka dambeeyey dilkii aabihii. Wiilkan ayaa…
