Madaxweynaha La Doortay oo Kulan Salaan iyo Hambalyo ah La Yeeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Somaliland maanta, waxa ujeeddadiisu ahayd booqasho Madaxweynaha hore Md. Daahir Rayaale Kaahin ku boogainayey Madaxweynaha cusub guusha lagu…
