‘’Arrinta Mushkilada ahi Waxa weeyaan Madaxtooyadu Ma Qoys ayay u adeegtaa Mise Xisbi ayay u adeegtaa Miyaanay Somaliland oo dhan u adeegin’’ Marwo Faadumo Siciid & Dhacdo Maanta ka qabsatay Qasriga Madaxtooyadda DAAWO
Hargaysa 04. December 2017 (SDN/QJ):-La Taliyaha Gaarka ah ee arrimaha dibadda ee Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid Ibraahin ayaa sheegtay inay gegida dayuuradaha ee Cigaal ku soo dhaweeyeen Xubno Xildhibaano ah oo ka socda Midowga Yurub isla markaana u ololeeya qadiyadda aqoonsi raadinta Somaliland. Faadumo Siciid ayaa Xustay inay Xubnahan geeyeen Golaha Wakiiladda isla…
