Qaramada Midoobey Oo Soo Saartay Tirada Dadka Sanadkan Lagu Dilay Soomaaliya WARBIXIN
New York 10. December 2017 (SDN/QJ):-Warbixin ay maanta oo Axad ah soo saartay Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in colaadda hubeysan ee ka jirta Soomaliya ay weli khasaara culus u geysto dad rayidka. Warbixinta oo loogu magac daray “Ilaalinta Dadka Rayidka: Dhisidda Asaaska Nabadda, Amniga iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya” ayaa xooga lagu saaray dhibaatooyinka dadka rayidka ah…
