“Madaxweynaha Laba Reer Soomay Saarin, wuxu Ka Talinayaa Dhulkan ay 4-Ta Milyan & Badhku Wada leeyihiin..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO
Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda Dalku marayo iyo Madaxweynaha cusub ee ku soo baxay Doorashadii 13-kii bishan November ka dhacday Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu Khudbadda Talooyin ku aroorayo Rasuulkeenna Muxamed (CSW) iyo Asxaabtiisii wanaagsanaa u soo jeediyey Madaxweynaha cusub ee la…
