Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay, Madaxweynaha Xilka ka sii degaya, Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Maayarka Caasimadda DAAWO
Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, isaga oo sidoo kalena ammaan u jeediyay Madaxweynaha xilka ka sii degaya Md. Axmed Maxamed Siilaanyo. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa…
