Xisbiga Kulmiye oo Maalintiisii 6aad ee Ololaha Doorashadda Wacdaro ka Dhigay Gobolada Somaliland & Murashax Muuse Biixi oo Taageerayaashiisa Ceerigaabo la Dabaal Degay

Ceerigaabo 06 November  2017 (SDN/QJ):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Maanta Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka ku soo bandhigay ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee qabsoomi doonta 13-ka bisha November ee sannadkan. Ololaha xisbiga Kulmiye oo galay wareegiisii 6aad Isla markaana ay hal Maalin oo Kale u hadhay ayaa waxaa taageerayaasha dareenkooda la wadaagay…

Read More

Murashax C.raxmaan Cirro oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhawayntii uu Kala Kulmay Shacaba Gobolada Sool Iyo Saraar Iyo Fariinta ay Muujiyeen DAAWO

Burco 05 November  2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi ayaa Mahadnaq u diray Shacabka ku dhaqan Goboladda Sool iyo Saraar oo ay Maalintii Shalay Socdaal la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku tageen Isla Markaana si balaadhan loogu soo dhaweeyay.

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenadii Hore ee Somaliland oo Dardaaran u Jeediyay Xisbiyada qaranka DAAWO

Hargaysa 05 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenadii hore ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Iyo Axmed Yuusuf Yaasiin oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa baaq u diray Murashixiinta Xisbiyadda qaranka iyo Taageerayaashooduba inay ka dhawrsoonaadaan Hadalada Xanafta leh Maadaama dalku galay Xaalad doorasho. Qoraalkan ay Labadan Madaxweyne Ku Xigeen ee Siyaasadda Somaliland Isaga danbeeyay…

Read More

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Meesha Ka Saaray In La Lunsday Lacagtii Qaadhaanka Ahayd, Soona Bandhigay Xadiga Lacagta Ay Qabteen, Wixii Kharasha Baxay, Inta Ay Hayaan!! SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 05 November  2017 (SDN/QJ):-Xubnaha guddida ka soo kabashada Abaaraha JSL ayaa maanta 05.11.2017, shir balaadhan ooa y ku qabteen xarunta Madaxtooyada kaga war bixiyey qaadhaankii ay gudidaasi ururisay. Guddida aya sidoo kalena meesha ka saaray eedo ka soo yeedhay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani UU Sheegayey in la lunsday lacagtii qaadhaanka ahayn ee loo…

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhawayntii Ugu Balaadhanayd Abid Loogu Sameeyay Magaalada Laascaanood SAWIRO/DAAWO

Laascaanood 05 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe iyo Wafti Miisaan leh oo uu ka mid yahay Murashaxa Madaxweyne Ee Ku Xigeen Ee UCID Pro Axmed Cabdi Muuse Abyan ayaa so dhawayntii abid ugu balaadhnayd loogu sameeyay Xarunta Gobolka Sool Ee Laascaanood . Waxaana Fagaaraha khyaryada Magaalada Laascaanood khudbado kala gaddisan…

Read More

Wasiirkii Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii Iska Casilay iyo Sababaha Ku Kelifay DAAWO

Hargaysa 05 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Goor dhawayd Magaaladda Hargaysa Kulan Saxaafadeed Ku qabtay Wasiirkii Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shaaca ka qaaday inuu Iska Casilay Xubin-nimadii Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Isagoo sheegay in Hal qof loo xidhay Hawlgalkii Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka awdal oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo…

Read More

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Madaxda Dawlada Federaalka Somalia Iyo Maamul Gobolleedyada

Muqdisho 05 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxeexay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda. Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa qaatay wakhti ka badan intii uu qorshuhu ahaa in lagu soo gabagabeeyo, madaama uu ku soo beegmay xili…

Read More

Tirada Dad Roobab is-daba-joog Muqdisho iyo Nawaaxigeeda uga Da’ayey Saacado Badan DAAWO

Muqdisho 05 November  2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan Shan Carruur ah ayaa ku geeriyooday Roobab xalay illaa Maanta ka da’ayey magaalada Muqdisho iyo nawaaxiga gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya, waxaana Qabawga iyo Daadadka Roobka Muqdisho ka da’ay sababay inay u dhintaan Shan Carruur ah, isla markaana uu waxyeello u geystay Guryo iyo Waddooyin isla Caasimadda Muqdisho ku…

Read More

Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani oo Deeq Raashin ah Gaadhsiyey in ka Badan 7 Xafadood oo ku Yaal Burco DAAWO

Hargaysa 05 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah eek u nool todoba xafadood oo kamid ah xaafadaha magalada burco. Ugu horayntii waxaa ka warbixiyey deeqdani mucaawinada ah ee Masuuliyiinta xisbiga wadani ee deeqdani gaadhsiyey.

Read More

“Waxaanu Idiin Wadnaa Madaxwayne Aan Lagu Qasbanayn Oo Aan Lahayn Cid Iga Reeba Iyo Cid Igu Balamiya Laakiin….”Hoggaamiye Xirsi DAAWO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan  kamid ahaa Waftigii uu Hogaaminayey Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ee Socdaalka ku tegay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa khudbad u jeediyey Dadweynaha Reer Laascaanood oo maalintii shanaad la dabaal degayey Xisbiga Waddani. Ugu Horayn Hogaamiye Xirsi ayaa shacabkii soo dhaweeyey uga mahad…

Read More

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Go,aan Ka Gaadhay Eedaysanayaal Khamri Lagu Soo Qabqabtay DAAWO

Hargaysa 04 November  2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa ku dhawaaqday inay go’aan ka gaadhay saddex nin oo lagu soo qabtay maandooriyaha loo yaqaano Khamriga. Garsooraha gobolka Maroodijeex Maxamuud Cabdirisaaq Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunka saddexday eedeysane. Garsoore Cabdirisaaq waxaa uu sheegay in saddexdan nin lagu xukumey min saddex sano oo xadhiga iyo waliba saddex milyaan…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani & Wefti uu Hogaaminayo oo Maalintii Shanaad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku Tegay Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi iyo Weftigiisu ayaa soo dhawayn diiran kala Kulmeen Shacabka taageera Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool gaar ahaan Xarunta Magaaladda Laascaanood iyagoo dadweynaha kala hadlay fagaaraha Khayriyada ee Laascaanood. https://www.youtube.com/watch?v=yOg67uBVDF8

Read More

 Xisbiga Waddani oo Wacdaro Siyaasadeed Ka Dhigay Maalintiisii 5aad ee Kaltanka Ololaha Doorashadda Iyo Magaaladda Laascaanood oo Midabka Liimiga ah Hoos Hadhsatay SAWIRO

Laascaanood 04 November  2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Musharraxa Madaxweynaha Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar iyo xarunta gobolka Sool ee Laascaanood. Musharraxa oo uu weheliyo hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti kale oo culus ayaa si weyn loogu soo…

Read More

Dareenka Soo Dhawayneed ee Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani uu Maanta kala Kulmay Shacabka Magaaladda Caynaba & Dhoola Tus Siyaasadeed oo uu soo Bandhigay DAAWO

Caynaba 04 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaridka ee waddani oo ay maanta ahayd maalintiisii shanaad ee isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyada ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ka sameeyay hawlo isugu jira isu soo bax iyo sama fal. Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa…

Read More