Neef LAX ah oo Dhibbane u Noqotay Ololaha Doorashada: Xafiiltanka Shacabka Kala Taageersan Xisbiyada Xilligan & Dirirta labada Qoys ee Neefka!!!
Hargaysa 03 November 2017 (SDN/QJ):-Guud ahaan DalkaJamhuuriyadda Somaliland waxa si weyn looga dareemaayo Xumadda Ololaha Kaambeynka ee Doorashadda Madaxtooyadda oo dalka ka bilaabmatay 21/10/2017- oo ku beegnayd Maalin Sabti ah, waxaana ololaha doorashadda ee dalku uu Maanta Marayaa 13 Cisho Iyadoo ay hadhay oo Marka Maanta laga Jaro 8 Cisho. Waxaa ku ceshatama Saddexda Xisbi Qaran…
