Xisbiga Ucid oo Maanta Wacdaro ka Dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaaladda Hargaysa & Nuxurka Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO
Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo ay maanta ahayd maalintiisii afraad ee isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyadda ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ku soo bandhigay isu soo bax balaadhan isla markaana ay ku muujinayaan ololahooda ku waajahan doorashadda madaxtooyadda. Fagaaraha beerta xoriyada ee magaalada Hargeysa waxa taageerayaasha xisbigaasi kala qayb…
