“Dadka Somaliland ku Nooli Waxay kala Tagayaan Wakhtiga Suurta La-afuufo,Waxaan Anigu door bidayaa inay wanaag ku wada joogaan..” Dardaarankii Madaxweynihii Hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin!!!

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay haddii wanaag lagu wado joogo iyo haddii xumaan la is-gashadaba in Bulshada Reer Somaliland weligeed wada joogi doonto dalka Somaliland, isla markaana aanay ku kala tegi doonin illaa Suurta la afuufo ka hor. Waxa hadalkani ka mid yahay Khudbadihii Taariikhda…

Read More

Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somaliland oo Farriin u Diray Xisbiyada Ololaha Doorashada Ku Jira DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Taliyihii hore ee Ciidammada Sirdoonka Somaliland Maxamed Nuur, ayaa fariin dardaaran ah waxa uu u direy murrashaxiinta iyo Taageerayaasha Xisbiyada Qaranka, isagoo wakhtigan Taageera Xisbiga talada haya ee Kulmiye. Waxa uu Taliyihii hore ee Sirdoonka Somaliland wakhtigii Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Maxamed Nuur, ayaa Shir Jaraa’id oo uu maanta ku…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu Ka Baxay Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidanka Qaranka oo Maanta Geeriyooday

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, ciidamada qaranka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum gashaanle sare Maxamed Cabdi Bisle oo ku…

Read More

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Odinga oo Shaaciyey Tallaabooyinka uu Qaadayo Natiijadii doorashada uu ka hadhay ka dib

Nairobi 31. October 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii Isniintii la soo afjaray. Wuxuu ku celiyay in weli uu aaminsan yahay in aysan doorasho dhicin, wuxuuna tilmaamay in uusan aqoonsanayn maamulka Uhuru Kenyatta. Guddiga doorashada ee IEBC ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada oo…

Read More

“KULMIYE Waxa Murrashaxiin Ka Ah Hoggaamiyeyaal Shiraban Oo Dhiigooda Shaybaadh Lagu Tijaabiyey Oo Aan Shaashaysnayn, Waxa Aynnu Leenahay Kulmiye Ayeynu Nahay.” Wasiir Maxamuud Xaashi SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE uu yahay xisbi waayo aragnimo weyn oo siyaasadeed leh, isla markaana uu arrimo dhawr ah dheer yahay asxaabta kale. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in murrashaxiinta Xisibgia KULMIYE ay ka taariikh weyn yihiin, ragga…

Read More

Shacabka Gobolka Saaxil oo dhoolla-tuskii ugu ballaadhnaa ku qaabilay Murrashaxa Madaxweynaha + dadweynaha reer Hargeysa oo cuddudooda soo bandhigay iyo baaxadda taageerayaasha isugu soo baxay gobollada Somaliland maalinta afraad ee ololaha KULMIYE SAWIRO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa isu soo baxyo wacdaro ah ku soo bandhigay gobollada iyo degmooyinka dalka maanta oo ah maalintii afraad ee ololaha xisbiga KULMIYE ee doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 13-ka bisha November 2017. Kumanaan iyo kumanaan ka mid ah shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan guud ahaan…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo Taageerayaal Laxaad Leh Maanta Kala Qayb galay Isu Soo bax ay ka Dhigeen Magaaladda Berbera DAAWO

Berbera 31. October 2017 (SDN/QJ):-Fagaaraha 26 June ee magaalada Berbera ayaa waxaa isugu soo baxay Taageerayaal aad u Tiro badan Waxaana Halkaasi Khudbado uga Jeediyey Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga kulmiye Muj: Muuse Biixi Cabdi & Madax kale. Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad dhinacyo badan leh…

Read More

Barnaamijka Maalinta Afraad ee Ololaha Kulmiye ee Somaliland & Khudbadihii Masuuliyiinta kala duwan DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijka Ololaha maalinta afraad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye ee Caasimadda iyo gobollada iyo degmooyinka Somaliland ee Maanta Taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbigaasi oogeen. Waxaannu Barnaamijkaas Warbaahinta Kulmiye ka diyaariyeen maanta ololohooda dharaarta afraad ama wareegga afraad galay, idiinku soo gudbinaynaa siduu u dhacay iyo Khudbadaha kala duwan ee Masuuliyiinta iyo Siyaasiyiinta Xisbigaasi Taageerayaashooda…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maalintiisii 4aad ee Ololaha Doorashadda Wacdaro ka Dhigay Gobolada Somaliland

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Maanta Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka ku soo bandhigay ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee qabsoomi doonta 13-ka bisha November ee sannadkan. Ololaha xisbiga Kulmiye oo galay wareegiisii 4aad ayaa waxaa taageerayaasha dareenkooda la wadaagay hogaanka Xisbiga iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda. Gudoomiyaha Xisbiga…

Read More

Shacabka Hargeysa oo Mar kale soo Bandhigay Cududdooda Taageerada Kulmiye Maalintii Afraad ee Ololihiisa – Warbixin SAWIRO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa mar kale soo bandhigay cuddudooda taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE oo maanta taageerayaashiisu isu soo baxyo miisaan leh ka sameeyeen guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka maalintii afraad ee ololaha xisbiga. Kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee…

Read More

‘’Siyaasadda Xisbiga Kulmiye Waxay ku dhisan tahay Qaybi oo Xukun Halka Siyaasadda Xisbiga Waddani uu Ku shaqeeyo Midee oo Xukun’’ Wasiirkii Hore ee Khayraadka Biyaha DAAWO

Ceerigaabo 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Gaadhay Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo. Siyaasi Baashe Cali Jaamac waxa uu si adag u dhaliilay siyaasadda uu Xisbiga Kulmiye ku maamulayo Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=tXM-9yhZZzo

Read More

“Waxaasi waa Dacaayad ee UCID Lacagtuba kama Dhammaato…” Wasiir Caddami oo Mucaaradka ku Bogaadiyey Sadaqo-siinta Dan-yarta DAAWO

Ceerigaabo 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaanndhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo Wefti uu hoggaaminayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ku ammaanay inay maalmohoodii ololaha doorashada Madaxtooyada ay u lahaayeen joojiyeen durbaankii iyo isu-soobaxa, isla markaana ku beddeleen inay Sadaqo siiyaan Dadka Masaakiinta ah…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta si adag u Weeraray Murashixiinta Dhigiisa ah ee Kulmiye Iyo Waddani DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Musharraxa xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta fagaaraha beerta xorriyadda magaalada Hargeysa kula hadlaayay taageerayaashiisa ayaa yidhi; Xisbiga Caddaaladda iyio Daryeelka ee Mucaaridka  UCID, ayaa guud ahaan Somaliland ka sameeyey maalintiisii 4aad ee ololaha doorashadda Madaxtooyadda Somaliland, waxaana Shalay Murashaxiinta doorashadda Madaxtooyadda iyo Madaxda ugu saraysa Xisbiga UCID oo…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Fariin u Diray Taageerayaashiisa Degmooyinka Caasimaddu ka Kooban Tahay Iyadoo Beri uu Xisbiga Kulmiye Gelayo Wareegii 4aad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Guddida Ololaha doorashadda ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Caasimadda Hargaysa inay Maalinta Beri ah oo Salaasa ah Isla markaana noqonaysa Wareegii afaraad ee Ololaha Doorashada Madaxtooyadu inay Degmooyinka Caasimaddu isugu Yimaadaan Fagaaraha Beerta Xoriyadda.

Read More

Natiijada Doorashadii Ku Celiska ahayd ee Kenya oo Lagu Dhawaaqay iyo Madaxweyne  Uhuru Uhuru Keyatta oo Ku Guulaystay 98%

Nairobi 30. October 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya, Wafula Chebukati, ayaa ku dhowaaqay in madaxweynaha Kenya ee xilligan talada haya ee Uhuru Kenya uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii aynu soo dhaafnay ka dhacday waddankaasi. Chebukati oo xarunta doorashada ka akhriyey natiijooyinka doorashada ayaa sheegay in madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen loo doortay…

Read More