Mawjado Ka Mid ah Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo Maanta Dhoola Tus Siyaasadeed oo Qayb ka ah Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku soo Bandhigay Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 28. October 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta isu soo bax balaadhan waxay ka sameeyeen fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaaladda Ceerigaabo. Taageerayaashan oo ku Jeeni qaarnaa astaamaha Xisbiga Kulmiye ayaa Muujiyey Sida ay uga Go’an tahay in hogaaminta Qaranka ay ku Guulaystaan Musharixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye.

Read More

“Muuse Wuxuu Ahaa Wasiirkii Daakhiliga Ee Madaxweyne Cigaal, Wuxuu Ahaa Raggii Colaadihii Gobolkan Yaalay Dhameeyey, Maxamed Cali Iyo Cabdiraxmaan Cirro Xagee Ayey Awdal Ku Leeyihiin? Car Maalin Hala Soo Baxeen.” Wasiir Maxamuud Xaashi SAWIRO

Boorama 28. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi uu dalka Somaliland ku leeyahay taariikh dahabi ah, isla markaana aan laga been sheegi karin.   Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena murashaxiinta xisbiga Wadddani ku hal xidhaaleeyey inay soo bandhigaan taariikh hawl qabad oo…

Read More

Xisbiga Kulmiye iyo Isu soo Bixiisii Maanta ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaaladda Burco Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey DAAWO

Burco 28. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiye ku xigeenka xisbiga kulmiye Muj: Maxamed Kaahin Axmed ayaa taageerayaasha xisbiga kulmiye Waxa uu Maanta kala Qayb galay Wareegii 3aad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyada  oo lagu qabtay magaaladda Burco. https://www.youtube.com/watch?v=7lV6NS_Ueko

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Dhallinyaro ay u qabteen Kadib Markii ay Xalay Weerareen Guriga Gudoomiye Cirro Fariin adagna u Diray Dhallinyaro Rabshad wadayaal ah oo Sadexdda Xisbi Taageerta DAAWO

Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Shir jaraa’id oo ay Maanta qabteen Waxay ku Sheegeen in Ciidanka Boolisku Gacanta ku dhigay Koox dhallinyaro oo Habeenkii Xalay Weerar ku qaaday Guriga Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Read More

‘’Dhallinyaradii Hargaysa Waxay Sameeyeen Ceeb aanu Ku Canbaaraynayno Waxay Xalay Shiideen Guriga Murashaxa Waddani Waana Badow Laakiin Dhallinta Boorama….’’ Murashax Muuse Biixi oo Jamaahiirta Kulmiye Boorama kula Hadlay DAAWO

Boorama 28. October 2017 (SDN/QJ):- Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Cambaareeyey Weerar Dhalinyaro la sheegay inay Kulmiye ka tirsan yihiin xalay ku qaadeen Guriga Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaasoo Hal Askari Dhaawac ka soo gaadhay Dhagax-tuur ay Dhalinyaradaasi ku sameeyeen, kuwaas oo shan…

Read More

Xisbiga Waddani oo Ololihiisa Axadda Joojiyey, Kana Hadlay Koox Dhallinyaro ah oo Xalay Weerar Ku Qaaday Guriga Musharrax Cirro & Baaq uu u Diray Taageerayaasha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay inay joojiyeen isu-soobixii ololohooda maalintooda saddexaad oo Axadda Berri ah, isla markaana ay ku beddeli doonaan hawlo samo-fal. Waxa kale oo uu ka hadlay Dhalinyaro Weerar ku qaadday xalay Guriga Musharraxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan-Cirro oo Askari ka tirsan ilaalada Guriga…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliand oo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Hawd la Wadaagay soo Bandhigida Taageerada ay Xisbiga Kulmiye u Hayaan & Nuxurka Khudbadii uu Jeediyey DAAWO

Balli Gubadle 28. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Murashaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Taageerayaasha Xisbigiisa ee Gobolka Hawd waxa uu Maanta kala qayb galay dhoola tus ay ku soo bandhigayeen Cudduda Taageero ee uu ka haysto Gobolka Hawd.

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Gobolada Somaliland ka Dhigay Wacdaro Siyaasadeed oo la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Dabaal dega Magaaladda Boorama DAAWO

Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta Wareegiisii Sadexaad ee Ololaha Doorashadda Waxa uu ka Dhigay Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Kuwaas oo uu Ku Muujinayo Cudduda Taageero ee uu ka haysto Shacabka Somaliland. Waxaa Taageerayaal Tiro badan oo buux dhaafiyey Fagaaraha Khayriyada ee Boorama Kala Qayb Galay Murashaxa…

Read More

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo Isu-soo-baxyo Taariikhi ah ka Dhigay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka

Boorama 28. October 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee Kulmiye, ayaa Sabtidii maanta isu-soo-baxyo taariikhi ah ka dhigay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka maalinta saddexaad ee kaltanka ololaha xisbiga. Sidaa waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo Xafiiska Warbaahinta Xisbiga Kulmiye ka soo baxay, kaas oo Nuqul ka mid ahi caawa soo gaadhay Qurbejoog.com, waxa…

Read More

Murashixiinta Xisbiyadda Kulmiye & Waddani oo Ololaha Siyaasadda Isku adeegsaday Hadalo Xanaf Iyo Xajiin Dhalin kara Saamayna ku Yeelan kara Xasiloonida dalka DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa soo dhamaaday Wareegii labaad ee Ololaha Siyaasadda doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ee Ku astaysan 13-ka Bisha November ee sannadkan. Wareegii Kowaad ee Ololaha May jirin Wax qadaf ah oo Xisbiyaddu is weydaarsadeen Hasa yeeshee Murashaxa Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maalintii Arbacada isagoo u khudbadaynaya Taageerayaashiisa Gobolka Togdheer Gaar…

Read More

“Muuse Biixi Culimadii iyo Odayaashii Ergada ugu Tegay wuxuu ku yidhi ‘Naagaha iyo Carruurta la Qaxa’..” Hoggaamiye Xirsi Cali X. Xasan DAAWO

Burco 27. October 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa hagoogta ka qaaday Hadimooyin uu sheegay inay ku xidhiidhsan yihiin Taariikhda Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi. Xirsi waxa uu hal-hal u sheegay qaar ka mid ah Hadimooyinka uu sheegay inuu Muuse Biixi shacabka…

Read More

Siyaasi Xasan Guure Jaamac oo Musharrax Muuse Biixi ka dalbaday inuu Somaliland ka raalligeliyo Hadal ka soo yeedhay Sidoo Kalena la hadlay Labada Xisb Mucaarid DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Xasan Guure Jaamac oo ka tirsan Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ku midoobay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa farriin u diray Musharrixiinta Saddexda Xisbi, isla markaana Talo waafi ah ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Xisbiga Waddani ku sheegay mid Xamar laga taageero,…

Read More

Xisbiga UCID Oo Weji Kale U Beddelay Maalintiisii Saddexaad Ee Ololaha Doorashada isla markaana Sameeyay arrin ku Dayasho mudan DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID oo maalintii 3aad ee ololaha doorashadda ayaa waji cusub u bedelay Kaambeynka doorashada, waxaanu Xisbiga UCID Ku qaybiyey dhamaan Magaalooyinka goboladda Somaliland deeqay Xoolo nool oo qaybiyey Maxaabiista Jeelasha ku jirta, dadka Bukaanka ee Cusbitaaladda Magaalooyinka ku jira, Barakacayaasha ku jira Kaamamka Qaxoontiga…

Read More

“Maanta loo kala tagi maayo,Waa la dooranayaa,Somaliland waa la wada joogaya waa la dhisayaa” Siyaasi C.laahi Jawaan DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan) oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Khudbad kulul oo uu xaalado hadda taagan iyo taariikh la soo maray isku bar-bardhigay, isla markaana qaawiyey Taariikhda Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Musue Biixi Cabdi. Khudbaddaas Cabdillaahi-Jawaan ka jeediyey ololaha maalinta labaad ee Xisbiga Waddani oo Hargaysa…

Read More

“Soomaaliya Ha Noolaato, Xisbiga Kulmiye Ha Guulaysto…” Wasiirka Macdanta Somaliland DAAWO

Burco 27. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa isu-soobixii ololaha Maalinta labaad ee Xisbiga Kulmiye u lahaa Khayriyada magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kaga khudbadeeyey, weedho ay ka mid ahaayeen; “Soomaaliya ha noolaato, Xisbiga Kulmiye ha guulaysto”. Waxaa xusid mudan Fagaaraha Khayriyada ee magaalada Burco oo…

Read More

“Muuse Biixi Demmiinnimada waan ku ogaaye, waxaan islahaa Prof: Samatar, ayaa Waxoogaa u sheegi Doona..” Ismaaciil Buubaa DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey inuu muujiyey inaanu la socon wadciga Siyaasiga ah ee Geeska Afrika iyo Caalamka kaleba ka socda, isla markaana uu ku ogaa aragti la’aanta Siyaasadeed iyo Dammiinnimada Shaqsiyadeed, hase-yeeshee uu wakhtigan filayey inuu…

Read More

Xiisaha Loolanka Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland Iyo Daanyeer Astaamaha Murashixiinta Kulmiye Si Cadho ka Muuqato u Jarjaraya!!! DAAWO

Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaanadda Somaliland Si xamaasadi ku Jirto uga socda Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda,Hirdanka ugu Xoogani waxa uu ka Dhex Jiraa Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid,Marka laga soo Tago Gacan ka hadalka Taageerayaasha Labada Dhinac waxaa Xiiso u yeelay in Xayawaankii u Muuqdaan kuwo Ololaha qayb ka ah. Daanyeerkani Waxa uu…

Read More