Diyaarado Nooca Qumaatiga U Kaca Ah Oo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Dul Heehaabayay Deegaano Somaliland Kamid Ah
Saylac 29. September 2017 (SDN/QJ):- Saddex Diyaaradood oo lagu sheegay kuwa Qumaatiga u kaca, ayaa Habeen hore illaa Shalay Waaberigii dul-heehaabayey deegaannada hoos taga Degmada Lughaya Gobolka AWDAL. Waxaana xoguhu noo sheegeen in diyaaradahan la arkay Abbaaro 11-kii habeenimo, halka mar kalena la arkay Salaaddii Subax ka dib, iyagoo joog hoose ku duulaya, taasina…
