Madaxweynaha Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Xildhibaan Cabdiraxmaan TALYANLE Oo Hindiya Ku Geeriyooday
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee waxa habeen hore Dalka Hindiya ku Geeriyooday Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland. Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Qunyar socodka ah oo Maalmihii u dambeeyay Xaalad Caafimaad u joogay Dalka India ayaa habeen hore ku Geeriyooday halkaasi,…
