Gavin Williamson ayaa shaaca ka qaaday inay dib u soo celinayaan guddiyadii baarlamaanka ee hore u taageeri jiray qaddiyadda Somaliland.
London December 06, 2024(QJ) – Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday inay dib u soo celinayaan guddiyadii baarlamaanka ee hore u taageeri jiray qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday wakaaladda wararka ee SOLNA oo soo xiganaysa qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada Williamson, go’aankani waxa…
