Madaxweyne Siilaanyo oo Hay’adaha Horumarinta u Qaabilsan Imaaraadka Kala Wada Hadlay Mashaariic Waaweyn oo Laga Fulinayo Somaliland
Abu-Dhabi 24. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo booqasho ku jooga waddanka Imaaraadka carabta, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Hay’adda Abu Dhabi Fund oo horumarinta u qaabilsan imaarada Abu Dhabi Mr. Saciid Al-dahri iyo saraakiil kale oo ka tirsan Hay’adaas oo ay ka wadahadleen mashaariic kala duwan oo hay’addu…
