Nuxurka Khudbadii Ordogan ee Sanadguurada Inqilaabkii Fashilmay oo Caawa Ku Beegan
Istanbul 15. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa ugu baaqay wadamada reer Galbeedka inay kala doortaan inay Ixtiraamaan Shacabka Turkiga iyo inay la saftaan Argagixisada. Madaxweynaha Turkiga oo sabtidii maanta waraysi siiyey Wargayska the Guardian ee Dalka Britain ayaa ka hadlay munaasabada sanadguurada koowaad ee ka soo wareegtay markii la isku deyay…
