Idaacadda VOA & Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Bandhigga Heesaha Cusub iyo Weriye Sagal July 2017 DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Qaybteenna Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta ee Qurbejoog.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij-Faneed Gaar ah iyo Heeso Cusub, kaas oo ay Weriyaha Hargeysa u joogta Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA Sagal Mustafe Xasan Nuur ku soo bandhigayso Heeso Cusub oo kala duwan oo ay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska Xubno ka tirsan…

Read More

Masaajidka Barakaysan ee Al Qudus oo Maalintii Sadexaad Xidhan Kadib Markii ay Ciidamadda Yuhuudu Xidheen Isla Markaana Diideen In Lagu Tukado lagana Eedaamo

Quddus 16. July 2017 (SDN/QJ):- Maalintii Sadexaad ee xidhiidh ah ayaa ciidamada ammaanka ee Israa’iil waxa ay ka mamnuuceen Masaajidka barakaysan ee Alqudus in laga adimo ama lagu tukadaba, iyagoo ciidamada yuhuudu u diiday inay falastiiniyiinta aan deganayni ay u gudbaan dhanka xaafadda qaddiimka ah ee magaaladaasi Quddus oo uu ku yaallo masaajidka barakaysan. Iimaamka…

Read More

Soomaaliya: Al-shabaab Oo Lagu Eedeeyay Inay Ganacsatada Ku Soo Rogtay Lacago Khasab Ah, Xilli Aan Dawladduba Cashuur Ka Qaadin

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay helayaan Telefoonno ay u soo dirayaan Dad ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ku amraya inay bixiyaan lacago ay ku sheegeen baad, laakiin Al-shabaab ku macnaysay inay tahay Zako. Mid ka mid ah ganacsatada oo u warramay Laanta…

Read More

Mid kamid ah Wadamadii Xayiraada Kusoo Rogay Qadar Oo Ogolaaday In Uu Ka Laabto Shuruudihii Xulufada Sucuudiga & Qaabka ay Rabto in Loo Wada hadlo!!

Dubai 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Imaaraatka Carabta oo kamid aheed dowladihii Khaliijka ee xayiraada dhaqaale kusoo rogay dalka Qadar ayaa ogolaatay in wada hadal ka gasho mid kamid ah 13-kii Shuruud ee lagu xiray dalka Qadar. Dowladaha Sacuudiga, Imaaraatka Carabta, Masar iyo Baxreyn ayaa dalka Qadar hor dhigtay 13- Shuruud oo laga dalbaday in…

Read More

Xulufada Sacuudiga oo ka Cadhooday Heshiis ay Wada gaadheen Dowladaha Qadar iyo Maraykanka

Riyadh 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Sacuudiga iyo dowladaha kale ee xulufada la ah dhawaan shaaciyay in a xariirka u jareen dalka Qadar ayaa si weyn uga cadhootay heshiis dhawaan magaalada Doha ku kala saxiixdeen dowladaha Mareykanka iyo Qadar. Dowladaha Qadar iyo Marekanka ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen ka hortaga maalgalinta kooxaha loogu yeero…

Read More

Madaxweyne Erdogan oo cambaareeyay “munaafaqnimada” reer Galbeedka una Dabaal Degay Sannad Guuradii Inqilaabkii Dhicisoobay!!

Istanbul 16. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan ayaa ku eedeeyay waddamada Galbeedka munaafaqnimo, xilli shalay uu dalkiisa xusayo sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay isku-daygii afgembi ee dhicisoobay. Madaxweyne Erdogan oo maqaal ku qoray wargeys ka soo baxa turkiga ayaa sheegay in aanay wax marmarsiyo ah haysan dalalka saaxiibka la ah Turkiga…

Read More

Ciidamo Cusub Oo Maanta Ku Soo Wajahan Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Dalka Uganda ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.   Ilaa 13 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda ayaa la qorsheeyey inay soo gaaraan Muqdisho iyaga oo ka soo bixi doona Magaalada Kampala ee dakaasi Uganda. Waxay bedeli doonaan Saraakiil kale oo…

Read More

Turkiga Oo Shaqada Ka Eryay 7,000 Oo Qof Sanad Ka Dib Afgembigii Dhicisoobay

Ankara 16. July 2017 (SDN/QJ):- Turkiga ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga ceyriyay kumanaan Iyadoo ay Xalay ku beegnayd sanad guuradii koowaad ee iskudaygii afgembigii ee dhicisoobay. In ka badan todobo kun oo isugu jira saraakiil booliis, xubno dowladda ka tirsan iyo aqoonyahanno ayaa wareegtadasi shaqada looga eryay.   Turkiga ayaa hore shaqada uga…

Read More

Hoggaamiye Adduunka Caan Ka Ahaa Oo Geeriyooday Isaga Oo Fagaare Ka Hadlaya !

Ukraine 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u naxdin badnayd isla markaana ka yaabisay dadkii goob jooga u ahaa iyo kuwii ka dawaaday muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada, muuqaalkaasi oo muujinayey in hoggaamiye ka mid ahaa hoggaamiyayaasha Mucaaridka Dalka Ukraine oo ku labisan Dirayska ciidanka isla markaana Khudbad ka soo jeedinaya goob fagaare ah uu…

Read More

Garsoore Sare Oo Wax Ka Bedalay Xayiraada Socdaalka ee Trump Ku Soo Rogay Waddamo Muslimiin ah!!

Hawaii 16. July 2017 (SDN/QJ):- Garsoore maxkamada gobalka Hawaii ayaa go’aan cusub kasoo saaray xayiraada socdaalka ee lix wadan oo Muslimiin ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Xayiraada Socdaalka Muslimiinta ee xukuumada Trump oo marar badan maxkamadaha Federaalka qaadaceen ayey Maxkamada Sare bishii hore ogolaatay in si kumeel gaar ah loo sii dhaqan geliyo qeyb…

Read More

Waa Kuma Ninka Ugu Nadaafada Iyo Xaragada Badan Ragga Suuqyada Adduunka Wareega Ee Wax Iibiya ?

Brazil 16. July 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Adduunka waxa jira dad Duruuftu ku kaliftay inay Suuqyada wareegaan isla markaana wax iibiyaan waxaanay dadkaasi ku dedaalaan inay tagaan goobaha ay Dadku ku badan yihiin iyo waddooyinka waaweyn si ay jaanis ugu helaan inay dadka baabuurta saaraan waxa uga iibiyaan inta ay Ishaaradu hayso waana arrin caan…

Read More

Qaramada Midoobay oo dagaal kula jirta Daacuunkii ugu xumaa Dunida oo ka dilaacay dalka Yemen oo sii Xoogaysanaya

Sanca 16. July 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda QM u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in dadka dalka Yemen ay la tacaalayaan daacuunkii ugu xumaa ee dunida ka dillaaca. QM ayaa toddobaadkan ku dhawaaqday inay qorsheyneyso inay hal milayn oo talaalka daacuunka ah geyso dalka Yemen, si looga hortago in cudurka uu dad kale asiibo.  …

Read More

Wiil U Dhashay Dalka China Oo Laba Jir Socodka Ku Bartay, Toddoba Jirna Caan Ku Noqday !

China 16. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Dalka China ayaa si aad ah uga faalootay wiil yar oo Da’diisu 7 jir tahay, waxaana wiilkaasi lagu naanaysaa “Ninka Birta ah”, sababta magacaasi loogu bixiyay ayaa ah xooga iyo muruqyada uu jidhkiisu leeyahay isaga oo Da’yar. Sidoo kale Jarriidada Telegraph ee ka soo baxda Dalka Britain oo ka…

Read More

”Waxaad na Faraysaan in Somaliland noqoto Dal Lagala Dagaalamo Musuq Maasuqa,Waxaad Xoog noo faraysaan in Dalkani ka Baxo Shaqo La’aanta,Waxaad na faraysaan in Cadawga dalkan Looga Sameeyo Derbi adag” Khudbadii Maanta ee Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Burco 15. July 2017 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Kormeer ku tegay Deegaanadda Balli Xagaa,Boodhley Iyo Degmada Qoyta ee Gobolka Togdheer.

Read More

Macallimiinta Gobolka Sanaag oo Ka Cawday Qaabka ay ula dhaqmaan Xafiiska Imtixaanaadka & Wasaaradda Waxbarashada Somaliland DAAWO

Ceerigaabo 15. July 2017 (SDN/QJ):- Macallimiinta Dugsiyada dawladda ee gobolka Sanaag wax ka dhiga Xubno ka tirsan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaas, ayaa Shaaciyey inaanay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Xafiiska guud ee Imtixaanaadku waxba ka siinnin Macallimiinta Imtixaanka Shahaadiga ah saxda iyo Tabobbarrada Macallimiinta dalka la siiyo toona. Waxay Macallimiintan oo Rag…

Read More