“Xukuumaddan Maanta Inoo Dhisani Qof Way Korrin Kartaa, Laakiin Qaran Ma Korrin Karto, Waxan Wadanka Ka Jira Waa Aafo Qaran, Baanka Lacagi Kuma Dhacdo.” Xildhibaan Axmed Gacan DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye “Gacan” oo kamid ah golaha guurtida Somaliland ayaa si adag uga hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira,waxaana uu ka dhawaajiyey in xukuumaddu ku fashilantay wax ka qabashada sicir bararkan. Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday arrin ay baadhitaan ku sameeyeen…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyay Cabudhin Siyaasadeed

Burco 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada iyo badhasaabka gobalka Togdheer Ramaax ku dhaliilay inay cabudhin ku hayaan shacbiga deegaanada laga soo doortay. Waxaanu xildhibaankani taxay dhibaatooyinka caafimaadka,wado xumida iyo wax barasho la’aanta ka haysata deegaanada laga soo doorto, isaga oo u soo jeediyay inay taageeraan musharaxa xisbiga Waddani oo uu…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Loogu Baaqey In Uu Is Casilo, Xili uu Xaalad Caafimaad Mudo Ku Joogay Dalka Isu taga Imaaraadka lana filayo inuu Maanta soo Gaadho Caasimada

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Mohamed Xaashi Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland oo wareysi siiyey mid kamid ah TV-yadda Soomaalida ayaa ka Hadley sicir bararka xoogan ee ka jira guud aahaan Somaliland. Mr Xaashi ayaa sheegey in xukuumadda Siilaanyo ay ku fashilantey xasilinta arimaha sicir bararka oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordheysa.   “…

Read More

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Wejigii Labaad ee Cashuurta Wado Marista ka Bilowday Laascaanood & Dhibaatada Maamulka dawlada ka haysta Gaadiid wadooyin badan ka soo Gala Laascaanood DAAWO

Laascaanood 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa Magaaladda Laascaanood ka Bilowday Wejigii Labaad ee Uruurinta Cashuuraha Wado Marista kaas oo ay si wada jir ah uga qayb qaadanayaan Madaxda Wasaaradaasi ee Gobolka Sool Iyo Laamaha amaanka.

Read More

Saadaasha Colaada ku Soo Wajahan Bariga dhexe (Xogaha Dahsoon) DAAWO

Dubai 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xiligan digniintan soo socotaa kuma koobna oo keliya siyaasadaha arimaha dibada ee madaxweynaha maraykanka Donald Trump, loogamana baqayo inay siyaasadihiisu qarxiyaan mushkilado siyaasadeed iyo dhibaatooyin dhaqaale oo qaaradaha isaga talaaba, laakiin digniinta xiligan soo baxaysaa waa mid ku aaddan https://www.youtube.com/watch?v=1IhstRbVdDc

Read More

Washintong Iyo Somalia: Farmaajo Iyo Tillerson Maxay Ka Wadda-hadleen?

Muqdisho 14. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Mr Tillerson uu u sheegay madaxweynaha Soomaaliya in Maraykanku diyaar la yahay inuu Soomaaliya kala shaqeeyo cirib-tirka argagaxisada. Waxaa…

Read More

Hadalkii Sh. Nuur Baaruud Oo Xiisad Kulul Dhaliyey & RW khayre Oo Looga Yeeray Kulan Arintaas Looga Hadlayo!!

Muqdisho 14. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ka socda kulan ay isugu yimaadeen guddiyada joogtada ah iyo gudoonka baarlamanka Somalia. Kulankan oo ah mid xasaasi ah oo albaabada loo laabay ayaa waxaa looga yeeray kana qeyb galaya Raisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre, waxaana looga hadlayaa arrimo la xiriira kacdoon…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Garan waayay Gaadhigiisii, Inantiisa oo Shirkii Dalalka G 20 Booskii Aabaheed Matashay amase Buuxisay & Dood ay ka abuurtay Dalalka Yurub Qaab dhaqameedka Cusub ee Aqalka Cad

Washington 14. July 2017 (SDN/QJ):- Inta badan marka ay madaxda dunidu isugu timaaddo kulamada waaweyn, ama ay fagaarayaasha hawlo shaqo iyo kuwo gaar ah mid uun ugu soo baxaan, waxaa dhacda in warbaahinta iyo dad badan oo kalaba ay fiiro gaar ah u yeeshaan waxyaabaha kamaradaha aan loogu talogelin ee dhacaya, waxa aanay la kulmaan…

Read More

Buuq iyo Qaylo Hadhaysay Kulankii Wasiirada Warfafinta carbeed, sababtu maxay ahayd!!

Baxrayn 14. July 2017 (SDN/QJ):- Muran iyo qaylo ka bilaabatay wax ka sheega Telefishinka Aljasiira ayaa Dalalka Khaliijka ku dhexmaray shirka Wasiirada Warfaafinta ee Dalalka carabta oo ka dhacay xarunta jaamacadda carabta ee Magaalada Qaahira, ka dib markii Wasiirada wasaaradaha warfaafinta ee Sucuudiga iyo Baxrayn ay ku sifeeyeen kanaalka al-jaseera mid faafiya sharka iyo fidmada,…

Read More

Xoghayaha arrimaha Dibadda Maraykanka oo Ku Laabanaya Washington Xili aanu Ku Guulaysan Khilaafka Dalalka Khaliijka

Doha 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha dibada ee Maraykanka Rel Tellerson ayaa Shalay galab soo gebagebeeyey hawlgalkiisii uu ku joogay gobolka Khaliijka carabta, oo uu ku doonayey inuu ku wadahadalsiiyo dawlada qatar iyo dalalka kale ee Xidhiidhka u jaray.   Mr Tellerson ayaa markii uu ka laabanayey gobolkasi waxa uu u muuqday in aanu…

Read More

Donald Trump Oo Socdaal ku Tegay Magaalo Ka Tirsan Yurub Oo Uu Hadda Ka Hor Sheegay Ineysan Amaan Aheyn & Ujeedada Safarkiisa

Paris 14. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaadhay magaalada Paris ee wadanka France halkaasoo uu ku joogayo booqasho dhowr maalmood qaadan doonta. Trump oo ay safarkiisa ku wehliso marwada koowaad ayaa shalay gabal dhicii ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Joint Base Andrews ee duleedka Washington.   Wuxuu magaalada Paris uga qeybgali doonaa…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Iran oo u Kicitimay Magaaladda New York iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

New York 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha dibada ee Jamhuriyada Iran Maxamed jawaad dariif ayaa waxa uu u ambabaxay magaalada Newyork ee dalka maraykanka, halkaas oo uu kaga qaybgelayo fadhiyada shirweynaha caalamiga ah ee horumarinta oo ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada newyork Kanaalka telefishinka ee Russia Today oo soo xiganayey Afhayeenka wasaarada…

Read More

Maxadweyne Trump Oo War Aad U Culus Ka Soo Saarey Xaaladda Aqalka Cad, & Doorkii Ruushka ee Doorashadiisa

Washington 14. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Trump-ka Mareykanka ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaaladda Aqalka cad ee Mareykanka looga arimiyo, kadib warar dhawaanahan soo baxayey oo ku saabsan sida Ruushka uu uga qeyb ahaa doorashadi uu isagu ku soo baxay. Isagoo la hadlayey Wakaalada wararka ee Reuters ayuu madaxweyne Trump sheegey in waajibaadkiisa qaran uu…

Read More