Christine Keller:Basaasadii Xukuumadd dhan oo Ku Jirta Shanta Dal ee Diidmada Qayaxan ee Vito Power leh Riday
Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Gabadhan Christine ayaa noqotay dumarka ugu caansan sirdoonka caalamka. Waxay ahayd gabadhii dhalisay fadeexadii ruxday Ingriiska taasi oo keentay inuu is casilo wasiirka Dagaalka ee waagaasi John Profumo oo ay xidhiidh la lahayd, ilaa ay gaadhsiisay inay burburto xukuumaddii dhamayd ee uu hogaaminayay Mcmilan. Waxay ahayd sababtu markii ay…
