Dadweynaha Masar Oo Cabasho Ka Muujiyey Kadib Markii Xukuumadoodu Ku Kordhisay Qiimaha Lagu Raaco Tareenka !
Qaahira 11. July 2017 (SDN/QJ):- Cabashooyinka dhinaca nolosha ee ka soo yeedhaysa Dadka Muwaadiniinta ah ee u dhashay Dalka Masar ayaa kor usii kacaysa, waxaanay haatan cabasho hor leh ka muujiyeen go’aan ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka ee Dalkaasi Hishaam Carafaat oo shaaciyay in qiimaha lagu raaco Tareenka loo yaqaan Metro-ga la kordhin doono 100%….
