Iiibkii Hantida Qaranka oo Haatan Gaadhay Baayacaada Mid kamida Saldhigyada Milatary ee ugu Qaalisan Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland ka socda Wakhti Xaadirkan oo Lagu Gudo jiro Marxalad kala Guur ah boob baahsan oo lagu hayo Dhulkii Danta Guud kaas oo Madaxdda Sare ee Dawlada & Mas’uuliyiinta golahayaasha deegaanada ee Magaalooyinka dalku uu mid kastaaba ku foogan yahay sidii uu u heli lahaa dhaqaale badan. Dhul boobku…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay War ay Dhibsatay Jamhuuriyadda Jabuuti oo ka Soo Yeedhay Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka & Bedqabka Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay hadal la sheegay in laga soo xigtay wakiilka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil oo nuxurkiisu ahaa inay Djibouti ka dambaysay cabashooyin uu madaxweynaha Somaliya Mr. Farmaajo u gudbiyay Sucuudiga oo ka dhan ahaa saldhiga Milatari…

Read More

Xisbiga Waddani oo La Mawqif Noqday Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Kaadh Qaybinta Codbixiyeyaasha u Rogay Olole Siyaasadeed oo Taageero raadin ah & Af Gobaadsiga Gudoomiye Cirro DAAWO

Oodweyne 12. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee muddooyinkii dambe ku sugnaa gobalka Togdheer, ayaa socdaal ay ugu baxeen gobalka Daadmadheedh si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne iyo weli ba sida oo kale deegaanada hoos yimaada ee Ceel-same, Cee iyo bicille. Weftigan,…

Read More

Maraga Maanta Kulmiye oo Si Cad u Muujiyey inuu Ku Jiro Kaanbayn Siyaasadeed & Cawaaqibka ay ku Yeelanayso Doorashadda DAAWO

Oodweyne 12. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Kormeer Isugu Jira Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Iyo Olole Taageero doon Waxa uu ku Maray Jiido ka Tirsan Gobolka Daad Madheedh oo ay ka socoto qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu. Inkasta oo Komiishanka Doorashooyinka qaranku…

Read More

‘’Xisbigii Kulmiye ee aanu ahaan Jirnay Waxaa ka Daba Yimid Abaaro, Shuban Biyood & Sixir bararo Markaa Wuxu haduu kugu yara Xumaado waa la Bedelaa,Wuxuu Kulmiye ka Xanaaqaa Burco Way Midowday’’ Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Daad Madheedh 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo Waxaa kale oo uu Xusay Sababihii Ku Kelifay inuu ka baxo Xisbiga Kulmiye ee uu Gudoomiye Ku Xigeenka ka ahaa. Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa…

Read More

Dhacdo Naxdin leh: Niman Qodayey Xabaal uu ku Aasan yahay Sheekh Caan ah oo la Qabtay “Midkood waa Qurbo-joog” & Dareemada ka Dhashay DAAWO

Arabsiyo 12. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha degmada Arabsiyo, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen, isla markaana xidheen laba Nin oo ka tirsan Afar Nin oo lagu eedeeyey inay qodayeen Qabriga Sheekh Suufi Nuuriye oo ka mid ahaa Culimadii waawaynayd ee aasaasay degmada Arabsiyo oo ka tirsan gobolka Gabiley oo ku aasan duleedka magaalada Arabsiyo. Guddoomiyaha…

Read More

Hogaanka Sare ee Khaatumo oo Nidar Ku Maray inay Dagaal ka Xigaan qabsoomida Shirka Isimada Dhaqanka ee Buuhoodle Soona Bandhigay Mawqifkooda Wada Hadalkii ay la lahaayeen Somaliland DAAWO

Widh-Widh 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xubnaha sare ee Maamulka Khaatumo oo Kulan warbaahineed Ku Qabtay Degmada Widh-Widh ayaa cadeeyay in Magaaladda Buuhoodle aan lagu qaban Karin Shir laga soo abaabulayo Caasimadda Somalia ee Muqdisho Kaas oo loo qabanayo Isimada Dhaqanka ee Beesha Dhul bahante,Waxaa kale oo ay ka hadleen Qabsoomid la’aanta shirkii loo balansanaa inuu…

Read More

General Jaamac Max’ed Qaalib (Jaamac Yare) Oo ka Hadlay Sababta uu Ku Diiday Xil uu Madaxweyne Farmaajo u Magacaabay

Muqdisho 12. July 2017 (SDN/QJ):- Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ka hadlay sababta uu uga cudur daartay xil uu madaxweynaha Somaliya Mr. Farmaajo u magacaabay oo ahaa guddoomiyaha guddiga taakulaynta ciidamada Soomaaliya. General, Jaamac-yare oo u waramay warbaahinta Muqdisho wuxuu sheegay inuu ka cudur daartay xilkaas oo aanu qaban karin, “Xil aan qabtay ma jiro,…

Read More

Doon Kuwa Kalluumaysiga ah oo ay Saarnaayeen Afar Hawl wadeen Dhawr Cishana la la’aa oo Laga Helay Dalka Yemen & Dadkii saarnaa oo Bedqaba DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka kaluumaysiga Cali Jaamac Faarax ayaa ka hadlay doon laga lahaa Berbera oo la la’aa mudooyinkii ugu danbeeyay taas oo laga helay xeebaha dalka Yaman oo ay ku caariday kadib markii mishiinku ka fadhiistay. Waxa uu wasiirku sheegay in aanay kaluumaysatadii saarnayd iyo doontiiba dhibaato soo gaadhin ayna ku sugan…

Read More

Sheekh Caan ka ah Somalia oo Dhaar Ku Maray inuu Garaaci doono Xildhibaankii Mooshin ka Keena Dawlada Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Muqdisho 12. July 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Culumada ugu Waa weyn dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu dhaar ku maray inay Guryahooda ugu geli doonaan oo ay Garaaci doonaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ee isku daya inay keenaan Mooshin lagu ridaayo Dowlada Soomaaliya asagoona ka digay in arintaas lagu dhaqaaqo. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Mr Khayre oo Sheegay in Shirka Golaha Wasiirrada Toddobaadkan In Beri lagu qabanayo Kismaayo & Waxa Sababay!

Muqdisho 12. July 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaciyey in markii u horreysay Shirka Golaha Wasiirrada ee Khamiista toddobaadkan lagu qaban doono meel ka baxsan Xarunta Villa Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho, isla markaana ay ku shiri doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta Maamul-goboleedka Jubaland. Waxa uu Raysal-wasaare Khayre oo…

Read More

Fadeexad La Xidhiidhta Doorashadii Maraykanka Oo Ku Soo Baxday Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Trump DAAWO

Washington 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sannadkii la kulmay qareen Ruush ah oo xiriir la leh Aqalka Kremlin-ka, ka dib markii loo balan qaaday in la siin doono xog dhaawac gaarsiinaysa Hillary Clinton. Sida uu qoray Wargeyska New York Times Donald Trump Jr ayaa sheegay inuu la kulmay…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo Yididiilo Fiican ka Muujiyey Xal Siyaasi ah oo Lagu Furdaamiyo Xiisada Khaliijka Kana Dhawaajiyey in Xogihii Sirdoon ee Saxaafada lagu Faafiyey ay Khatar Keeni karto!!

Doha 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha dibada ee Dalka Maraykanka Rex Tellerson ayaa rajo ka muujiyey xal laga gaadho xiisada dalalka khaliijka ee isa soo taraysa, waxana uu hadalkaa ka sheegay booqashadiisa uu Shalay  galab Ku Tegay Dalka Qatar. Mr Tellerson waxa uu shegay inay weli furan tahay fursada lagu furi karo wadahadal  inkastoo…

Read More

Waddamada Ingiriiska,Kuwait Iyo Maraykanka oo Cod dheer ugu Baaqay Dalalka Khaliijku inay Miiska Wada hadalka isugu Yimaadaan

London 12. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladaha Ingiriiska, Kuweyt, iyo maraykanka ayaa soo saaray baaq wada jir ah oo ay kaga dalbanayaan dawladaha Sacuudigu hormuudka ka yahay iyo xukuumada Qatar in ay khilafaadka ka dhex aloosmay ku dhameeyaan wado hadal diblomaasiyadeed. Baaqani waxa uu ka dambeeyey markii wasiirada arrimaha dibada ee maraykanka iyo Ingiriisku bilaabeen dhex…

Read More

Xukuumadda Maraykanka oo Mugdi Gelisay Warar Sheegaya in la Dilay Hogaamiyihii Ururka Isis Al Baqdaadi

Washington 12. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa  shaki gelisay wararka ku saabsan in la dilay Hogaamiyahii Ururka Daacish Abubakar Al-Baqdaadi. Wakaalada wararka Turkiga ee Anadol oo soo xiganaysay afhayeen u hadlay aqalka cad ee Dalka  Maraykanka  ayaa waxa ay baahisay in Maraykanku xaqiijin waayeen wararka sheegaya in la dilay Abubakar al-baqdaadi, waxana ay ka…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Dowlada Turkiga Oo Laga Hor Joogsaday Inuu Galo Dal Ka Tirsan Qaarada Yurub

Austria 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Austria ayaa wasiirka dhaqaalaha ee dalka Turkiga ka hor istaagtay in uu soo galo dalkeeda si uu uga qaybgalo xalfad lagu xusayey sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegtay isku daygii inqilaabkii dhicisoobay. Booqashada Nihat Zeybekci ayaa halis u keeni karta kala dambaynta iyo ammaanka dadka ayuu yiri afhayeen…

Read More