Qisada Ragga Sucuudiga u Dhashay ee Lagu Deldelay Dalka Yaman
Cadan 14. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta ay gacanta ku hayso Kooxda xuutiyiinta ee Reer Yaman ayaa waxa ay baahisay in afar nin oo u dhashay Boqortooyada Sucuudiga kana tirsana shabakada Alqaacida lagu fuliyey dil toogasho ah oo ay hore maxkamadi ugu xukuntay ka dib markii lagu eedeeyey inay dileen 14 askari oo ka tirsan Millateriga…
