Maxaad Kala Socotaa Halista Caafimaad Ee Ay Sababaan Biyaha La Cabo Cuntada Kadib? !

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dad badan oo inaga mid ah ayaa waxay caado u leeyihiin inay cabbaan biyaha marka ay cuntooyinka culus cunaan isla markaana ay dharag badan dareemaan, iyaga oo aan ogeyn in arrintaasi ay dhibaatooyin dhinaca caafimaadka ah ay leedahay, habdhaqankan ayaa waxa uu sababaa in habdhiska dheefshiidku uu shaqadiisa si toos…

Read More

In ka badan 100 Dal oo Saxiixay Sharci mamnuucaya hubka Nukliyeerka iyo Somalia Dibada ka Joogtay

New York 10. July 2017 (SDN/QJ):- Shir ay isugu yimaadeen inta badan dalalka Xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ayaa lagu saxiixay sharci cusub oo mamnuucaya gebi ahaan hubka Nukliyeerka. Codbixinta ka dhacday magaalada New York ayey diideen inay ka qeyb qaataan in ka badan 40 wadan oo u badan dalalka iyagu heysta hubka nukliyeerka iyo…

Read More

Al Shabaab oo Imaam Cusub u Caleemo saartay Beesha Abgaal Cismaan SAWIRO

Shabeelada Dhexe 10. July 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al Shabaab ayaa munaasabad ka dhacday deegaan hoos taga Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxa ay ku caleemo saareen Imaam cusub oo ay sheegeen in ay yeelaneyso Beesha Abgaal Cismaan . Munaasabadan lagu caleemo saarayay Imaamka cusub ee yeelaneyso Beesha Abgaal gaar ahaan kuwa kunool deegaanada…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Kulan la qaatay Dhallinyaro ka Tirsan Gobolka Togdheer Si Waayeelnimo Ku Jirtana uga Hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Burco 09. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye & Madax Kale oo Wehelisa ayaa Kulan Balaadhan la qaatay Dhallinyaradda Gobolka Togdheer Kaas oo lagaga Hadlayay Sidii Bulshada Loogu dhiirigelin lahaa qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha Isla markaana loo Xoojin lahaa Taageerada Xisbiga.

Read More

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Ka Hadlay Cida La Siiyey Dhulka Madaarka una Jawaabay Boqor Raabi DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo haatan Ku Sugan Magaaladda Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa Markii Kowaad ka hadlay Cida la siiyey Dhul Muran ka Taagan yahay oo ku yaala Madaarka Cigaal International Airpote ee Caasimadda Hargaysa,Waxa uu Suldaan Maxamed Sheegay in Dhulkaasi la siiyey Ganacsade ka…

Read More

Xisbiga Ucid oo Dacwad ka dhan ah Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Kuna Hanjabay inay La Soo Baxayaan Xubnaha u Metelaya Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):-  Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Maanta Daboolka ka Qaaday inay Komiishanka Doorashooyinka u Gudbiyeen dacwad ka dhan ah Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani oo ay ku eedeeyeen in Kaadh qaybintii Gobolka Togdheer ay barbar wadaan Olole Siyaasadeed Taas oo ka hor imanaysa Xeerka anshaxa Kaadh Qaybinta.

Read More

Xisbiga WADDANI oo Bixiyey Lacag KULMIYE Hore ugu Balan-qaadey Naadiga Akhriska Halkaraan ee Burco oo Been Noqotay DAAWO

Burco 09. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa bixiyey lacag dhan $1300 dollar oo maamulka naadigaasi uu sheegay in hore uu xisbiga KULMIYE ugu balan-qaadey balse uu ka been sheegay in uu bixiyo lacagtaasi uu hore ugu yaboohay. Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo xubno ka mid ah weftigiisii maalmahii u…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Digniin u Diray Hogaanka Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland & Awaamiir uu Siiyay Taliyeyaasha Ciidamadda DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Ku Dhiirigeliyey Shacabka Ku nool Gobolka Maroodi Jeex inay Qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha oo ka bilaabmay Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer,Waxaanu Madaxweyne Ku Xigeenku Digniin u Diray Sadexda Xisbi Qaran.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jabuuti Ku Eedaysay inay Dabada ka riixayso Dadaal uu Farmaajo Ku doonayo inuu Ku Joojiyo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku ka samaysanayo Berbera

Dubai 09. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa dawladda Djibouti ku eedaysay inay dabada ka riixaysay isku day uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo doonayay inuu ku joojiyo qorshaha dawladda Imaaraadka Carabtu ku doonayso inay saldhig kaga samaysato magaalada Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland. Warbaahinta lagu magacaabo Newsweek Middle East  ayaa shalay warbixin dheer ka qortay…

Read More

Farmaajo oo Xilal Cusub U Magacaabay Jen. Jaamac Max’ed Qaalib & Shiikh Nuur Baaruud Gurxan

Muqdisho 09. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddi qaran oo taakuleynta Ciidamada, kaddib munaasabad xalay ka dhacday Dugsiga Tababarka Booliska ee Gen. Kaahiye. Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Guddiga taakuleynta Ciidamada Jen. Jaamac Maxamed Qaalib, halka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka tirsan culimada Soomaaliyed looga dhigay ku-xigeen. Waxaa ka…

Read More

“Cadowga Jabuuti waa Cadowgayaga(Somaliland),Cadowga Somaliland-nna Waa Cadowga Jabuuti”Wasiir Cali Xaamud Jibriil

Jabuuti 09. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka cilmi baadhista,tiknoolajiyada iyo xidhiidhka goleyaasha Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil oo ku sugnaa maalmihii ugu dambeeyey magaalada Jabuuti ayaa kulamo kala duwan la yeeshey mas’uuliyiinta ka tirsan xukuumadda Dalka Jabuuti. Wasiirka oo booqasho shaqo ku jooga dalkaasi ayaa waxaa ay la kulmey MadaxweynahaJamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar…

Read More

Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland oo Sheegay inay Diiwaangelinayaan Gaadiidka Dawlada Si loogu Xidho Nombarka Dawlada DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Ku Xigeenka Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Mudane Siciid Saleebaan Mire oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay amar ka soo Saareen Sidii Gaadiidka Dawlada loogu Xidhi lahaa Lambarka u gaarka ah Baabuurta Dawlada. Ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire Warbaahinta qaarkeed kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa,…

Read More

Hargaysa: Oday 54 Jir ah Isla Markaana Mudo 24 Sano ah Somaliland Gudaheeda Darbijiif Ku Ah Iyo Dulucda Farriin Uu Xukuumada U Diray DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Way adag tahay Sidaad ku Yaqiinsato Oday ay haatan da’diisu Kor u dhaaftay Nusqarni oo Hadana Hargaysa ku ah Derbi Jiif Weliba ku dhex jira Caruurta Derbi jiifka ah isla markaana ay Xaalado Caafimaad daro ku imanayaan kaas oo aan haysan cid daryeesha. https://www.youtube.com/watch?v=pVqRIs_Y8GU

Read More

“Hore Innoo May Soo Marin Dawlad Somaliland Ka Dhalata Oo Abiib-timocad Aanu Wasiir Ka Noqon” – Cali Gurey

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa  ka Hadley siyaasi Abiib Timo Cad oo shaaciyey in isaga iyo siyaasiyiin Miisan Leh ay ku biiri doonan Xisbiga Waddani. Cali Guray ayaa sheegay in aanay jirin xukuumadda Somaliland ka dhalatay oo aanu wasiir ka soo noqon siyaasiga Abiib…

Read More

Sicir-bararka,Sare-u-Kaca Quutal Daruuriga Ka Jira Somaliland Oo Xadhkaha Goostey Iyo Xukuumadda KULMIYE Oo Ku Fooggan Hanti Uruursi

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa marba marka kaddanbeysa isa soo taraya Sicir-bararka xadhka goostey iyo qaybihii maciishada oo cirka isku shareerey. Tan iyo markii ay xukuumadda KULMIYE ku dhawaaqdey in ay joojineyso sicirka ayaa waxaa shacabka reer Somaliland galeen marxaladdihii ugu xumaa ee dhinaca sicir bararka, waxaanay xaalad aad u adag oo nololeed soo…

Read More

Boqor Raabi oo Qarxiyey Shakhsiyaad Gaara oo Loo Baloodheeyey Madaarka Hargeysa+ Qeylo-dhaan uu u Direy Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Boqor Raabi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa si weyn uga qeyliyey dhulkii xeyndaabka Madaarka Hargeysa oo uu sheegay in muddooyinkii dambe loo baloodheynaayey shakhsiyaad gaara, waxaana uu dhawaaq dheer u direy guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo ka codsaday in ay si deg-dag ah ugu soo gurmadaan Garoonkaasi….

Read More

Sheekh Dirir oo sheegay in Ilaahay u yaboohay Cadaab Kulul Ummada si  Xun u Isticmaasha Maalka la siiyey, Sida Quraanka La Inoogu Sheegay, Kana Hadlay  Asbaabaha Keena ee Mudan in Layska Ilaaliyo

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir, ayaa sheegay inay muhiim tahay Ilaalinta maalka Ilaahay qofka islaamka ah siiyey, oo lagu imtixaamayo  iyo sida loogu baahan yahay in qofku u maamulo. Sheekh Maxamed ayaa sheegay inay jiraan sababo badan oo qofka ku xambaara inuu maalka Ilaahay siiyey si xun u isticmaalo, loona…

Read More