‘’Dhulbahante Hargaysa Waxba Loogama yeedhin karo,Dadkan Waa La haystaa Nin La Haysto Dhiibistiisuna Duco uma Baahna Waxa loo Dirsaday Waxay ahayd in la Xoreeyo,Markaa Heshiis waxan lama Odhan Karo’’ Garaadka Guud ee Dhulbahante DAAWO

Buuhoodle 19. June 2017 (SDN/QJ):- Garaadka Guud ee Beesha Dhul bahante ayaa Qaadacay Wada hadaladii Magaaladda Hargaysa ay Ku yeesheen Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh. ‘’Dhulbahante Hargaysa Waxba Loogama yeedhin karo,Dadkan Waa La haystaa Nin La Haysto Dhiibistiisuna Duco uma Baahna Waxa loo Dirsaday Waxay ahayd in la…

Read More

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hada Ka Hadlay Cidda Lahayd Erayada iyo Laxanka Heesta Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada oo uu Sheegtay Abwaan Reer Koonfureed ahi DAAWO

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale sida oo kale na ah taariikh ururiye kuna xeel dheer gabayada, suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed oo si weyn loogga yaqaano guud ahaan Soomaalida dhexdeeda, ayaa si cad u soo bandhigay ciddii sameysay erayada iyo weli ba laxanka heesta “Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada.”, oo muddooyinkii dambe ay…

Read More

Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo Ka Hadlay Xiisadda Jabuuti iyo Eriterea Iyo Ciidamo Eriterea ah oo Qabsaday Qaybo Ka Mid ah Dhulka Jabuuti DAAWO

Jabuuti 19. June 2017 (SDN/QJ):-Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisada ka soo cusboonaatay dalalka Jabuuti iyo Eritrea, kaddib markii Ciidamada Eritrea ay qabsadeen dhulka lagu muransan yahay ee xuduuda labada dal ay wadaagaan. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka ay sababtay inuu dib u…

Read More

Maxkamadda Darajada Kowaad ee Ciidanka Somalia Oo Xukun Dil ah Maanta Ku Riday Askarigii Dilay Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji DAAWO

Muqdisho 19. June 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Marxuum Cabbaas Siraaji. Dacwadan oo todobaadkii hore la soo gabagabeeyay kaddib markii ay maxkamadu dhageysatay kiiska, ayeey ugu danbeyntii maanta go’aan…

Read More

Cali Khaliif Galaydh oo Markii ugu horreysay Saadaaliyey Aqoonsi ay Somaliland hesho & Jidka loo marayo oo uu Sharraxay DAAWO

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ): “Bahashu Isaaqiya ayey ahayde Haddii la isu yimaaddo Ictiraaf loo Gurguurto waa ka koraynaa, Halkeennaa la innoogu imanayaa haddii la yidhaahdo waa loo dhan yahay. Waxaan Qabaa, Ictiraaf, Horumar iyo Qaddarin baynu ku hiran karnaa haddii… Rejo Soomaaliyeed oo aan Hargeysa ka bilaabmani Xamar, Baladweyne iyo Gaalkacayo ka bilaaban mayso,…

Read More

‘’Maaweelo Ma Bogsiiso Meel Ku Bugta’’ Aragtida Cali Guray ee Hadalkii Prof Cali Khaliif ee Wada Hadalka Somaliland

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Cali Khaliif si gaar ah ayaan u hambalyaynayaa waayo Isaaq cid runta u sheegta oo aan u habranin waa loo baahnaa. Hadalkiisana laaxin laga jari maayo waayo haduu yidhi talo idinka keligiin idinka go’aan oo iska wadataan kuma heshiin karno ee hadii wax aynu wada leenahay ka wada tashanayno taladeedana…

Read More

Soomaalida Uk Oo Geesinnimo Kala Hortagey Nin Weerar Argagaxiso Ku Qaaday Muslimiin Salaadii Taraawixda Kasoo Baxay Xalay DAAWO/SAWIRO

London 19. June 2017 (SDN/QJ):- Inta la xaqiijiyey Hal Qof ayaa dhintay, Toban kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii weerar argaggixiso lagu qaaday Dad ka soo baxay Masaajid ku yaalla magaalada London oo ay Salaaddii Taraawiixda ku tukanayeen xalay. Booliisku waxay sheegeen in siddeed ka mid ah dadkaas loola cararay Isbitaal qaarkoodna ay dhaawacyo…

Read More

Jewiga Madal Lagu Maamuusay Ergada Khaatumo Uga Qayb-Gashay Heshiiska Oo Waiir Cali-Marreexaan Soo Agaasimay

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland   Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan ayaa magaalada Hargeysa  waxa uu afur ugu sameeyay mas’uuliyiinta Khaatumo ee wada hadalka kula jira Somaliland. Afurkan uu magaalada Hargeysa  ugu sameeyay waxa ka soo qayb galay wasiirka hawlaha guud, wasiirka arrimaha dibeda D.r Sacad Cali Shire Ahna…

Read More

Ururka Midawga Afrika oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Dalalka Eritrea iyo Jabuuti iyo Wararkii u dambeeyey

Addis Ababa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Ururka Midawga Afrika, ayaa dawladaha Eritrea iyo Jamhuuriyadda Jabuuti ugu baaqay inay dejiyaan Xiisadda ka soo cusboonaatay Xadka ay labada waddan ku muransan yihiin ee Dumeera, ka dib markii ay dawladda Qadar kala baxday Ciidammo nabad-ilaalin ah oo ka joogay halkaas oo ku kala dhex-jiray labada Ciidan ee Jabuuti…

Read More

Dawladda Somaliya oo Dalkeeda Ka Eriday Madaxii Hay’adda FAO ee Somaliya

Muqdisho 19. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliya, ayaa Qaramada Midoobey ugu baaqday in ay dalka ka saarto madaxa hay’adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobey ee ee loo yaqaano FAO. Sarkaalkan looggu baaqey in dalkaasi laga saaro oo magaciisa la yidhaahdo Richard Trichard, ayaa ay dawladda Somaliya ku soo eedeysay in uu gaystay dhaqan…

Read More

“Afurinta ugu Weyn Aduunka oo lagu Afurinaayo ilaa iyo dad gaadhaayo 30.000 oo qofood Maalin ah oo lagu diyaariyo… DAAWO

Abu Dhabi 19. June 2017 (SDN/QJ):-Afurinta ugu Weyn Aduunka oo lagu Afurinaayo ilaa iyo dad gaaraayo 30.000 oo qofood Maalin ayaa waxaa la sheegay inay diyaarinteedu ay tahay mid aad iyo aad iyo u baaxad weyn iyadoona ay diyaarinta Afurkaas ay ka qeyb qaataan ku dhawaad ilaa Kun qofood oo ka shaqeynaayo sidii Afurkaas uu…

Read More

Waddan Kaalmo Dhaqaale Siinaya Nin Kasta Oo Doonaya In Uu Afar Xaas Yeesho, Gaar Ahaana Dhiirri Gelinaya Guurka Haweenka Carmasha Ah Iyo Kuwa Guumoobay

Riyadh 19. June 2017 (SDN/QJ):- Jimciyad ka hawl gasha arrimaha Bulshada oo fadhigeedu yahay waddanka Sucuudi Carabiya ayaa soo saartay baaq ku aaddan ragga doonaya in ay xaasaska badan yeeshaan kaasi oo u sahlaya in ay jimciyaddaasi caawimo u fidiso ragga doonaya haween badan oo ay guursadaan, qorshahaasina ku sheegtay mid lagu dhiirri gelinayo guurka…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Mucjisada Magaalo Carbeed Oo Dadka Ku Nooli Ay Kaliya Saddex Saacadood Soomaan Bisha Ramadaan Iyo Dalka Ay Ku Taallo?!!

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Saacadaha dunida laga soomo Bishan Barakaysan ee Ramadaan waa ay kala duwan tahay waxaanay ku xidhan tahay juquraafi ahaan dalka uu dal kastaa ku dhaco iyo wakhtiga ay keento kala wareegga cadceedda iyo dayacu ee gabbal dhaca iyo cadceed soo baxa. Haddii aad akhriste hore u maqashay waddamo saacado dhaadheer…

Read More

Sababaha keenay in Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Mr Kim Jong Un Saaxadda ka Qarsoomo Mudooyinkii u Danbeeyay

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Wakaalada sirdoonka ee dalka kuuriyada Koonfureed ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in mdaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un uu 51 goor soo xaadiray munaasabado caam ah intii lagu jiray lixdii bilood ee u horaysay sanadkan 2017, taas oo macnaheedu noqonayo in hoos u dhac 32% ahi…

Read More

Xiliga Dahabiga ah ee bisha Ramadaan ee aad gubi karto dufanka jidhkaaga  ku jira

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Tiro badan oo dadweynae ah ayaa bisha barakaysan ee ramadaanta waxa ay ku mashquulaan xaaladooda caafimaad iyagoo soo buux dhaafiya goobaha caafimaadka, laakiin arintaasi ma aha mid keligeed ku filan inaad caafimaadkaaga ku dryeesho laakiin waxaa halkaa ah xeelado kale oo tusaale ahaan miisaankaaga hoos u ridaysa inta lagu jiro…

Read More

Magaalo Qadiimi Ah Oo Taariikh Fac Weyn Oo Islaam Leh Iyo Goobo Wakhtiyo Fog Muujinaya Oo Laga Helay Bariga Waddanka Itoobiya SAWIRO

Harlaa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Gogobolka Harlaa ee bariga dalka Itoobiya ayaa laga helay magaalo qadiim ah oo la iska iloobay, waxaa la aaminsan yahay in magalaadani ay qarniyo ka hor ahaan jirtay xarun ganacsi. Waxyaabaha haraagoodii la soo faagay ee dhulka hoostiisa loogu tagay waxaa ka mid ahaa masaajid dhisnaa ilaa qarnigii 12aad iyo…

Read More

Michel Obama Oo Kashiftay Sirta Labbis-Qaadasho Ee Saygeedii Hore – “Hal Suudh Iyo Beer Kabo Ah Oo Kali Ah Ayuu 8 Sano Ku Labbisnaa”

Washington 19. June 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo uu ka mid ahaa madaxweynayaasha ugu hub qaadka iyo labbiska wanaagsan, dad badanina jeclaayeen qaab-labbiskiisa, haddana waatan Michel Obama oo ah xaaskii Madaxweynihii hore ee waddanka Maraykanka Barrack Obama oo kashiftay sir xiiso leh oo la xidhidha qaabka labbis-qaadasho ee ninkeedii hore iyada oo goob shaarac ah kaga…

Read More