Arday Reer Somaliland Ah Oo Uu Imaaraadku Ka Soo Caydhiyay Tartaankii Quraanka Ee Ka Socday Dubai Iyo Magaca Somalia oo uu Tartanka Kaga Qayb galay DAAWO
Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Wiil dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland isla markaana uu dalka Imaaraadka Carabtu kasoo caydhiyey tartankii Quraanka Kariimka ahaa ee ka socday magaalada Dubai isla markaana ay ka qayb galeen in kabadan 112 dal ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Ardaygan oo lagu magacaabo Ismaaciil Cumar…
