Maxaad Kala Socotaa Saameynta Weyn Ee Uu Siyaasada Caalamka Ku Leeyahay Dalka Yar Ee Qadar?
Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Qadar oo ah dal yar oo qani ah isla markaana dadkiisu Sunniyiin yahiin, waa dal aad ugu dedaala in uu yeesho madaxbannaani siyaasad-dibedeed, waxuuna xoogga saaraa in ay danta dalkooda ka horeysiiyaan wax kasta oo kale. Waxay isu-qabaan in ay leeyihiin awood ay ku saamayn karaan gobolka Bariga Dhexe iyo…
