Sababta Madaxweyne Roberto Mugabi Shirarka Ugu Dhax Hurdo Oo Fasiraad Laga Bixiyay DAAWO

Zimbabwe 14. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Zimbabwe Roberto Mugabi ayaa marar badan sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday isaga oo ku dhax hurdaya shirar heer caalami ah iyo kulamo uu ka qeyb galayay, waxaana arintaasi uu kala kulmay Madaxweynaha dhaleeceyn xoogan.   Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Dowladad Zimbabwe oo fasiraad ka bixinayay sababta uu…

Read More

Delhi: Maxkamad Loo Gudbiyey Dacwado Lid Ku Ah Saddexda Dalaaqood Ee Ragga Muslimiintu Ku Furaan Dumarkooda

Delhi 14. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa si rasmi ah u billawday dhagaysiga dacwado dhawr ah oo laga soo gudbiyay qaabka ay Muslimiintu isu furaan ee dalaaqa loo yaqaanno. Maxkamaddu waxay sheegtay in ay baadhayso in furitaanka saddexda dalqadood ah uu aasaasi u yahay diinta Islaamka. Hindiya ayaa ka mid ah…

Read More

Maxaad Ka Taqaana Albaabkii U Horreeyay Ee Loo Sameeyo Kacbada Barakaysan & Sababtii Keentay ?

Riyadh 14. May 2017 (SDN/QJ):- Albaabkii ugu horreeyay ee lagu xidho Kacbada Barakaysan ayaa la sameeyay sanadkii 1630kii,taasi oo macnaheedu tahay in xilligii albaabkaasi la sameeyay ay ka soo wareegtay afar qarni waxaana amar ku bixiyay in albaabkaasi kacbada lagu xidho Suldaan ka tirsanaa Dawladii Cusmaaniyiinta oo la odhan jiray Suldaan Muraad Al Raabic. Sababta…

Read More

Pakistan: Duuliye Diyaaradeed Oo Seexday Iyo Halista Uu Galiyey 305 Qof !

Pakistan 14. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkada Diyaaradaha ee Pakistan’s Airlines ayaa shaqada ka joojisay Duuliye Diyaaradeed markii uu halis galiyay nolosha 305 qof oo saarnaa diyaaradaasi kadib markii uu ka kacay goobtii uu diyaarada ka waday isla markaasana uu seexday mid ka mid Kuraasta u gaarka ah Dadka Maalqbeenada, arrintan oo lagu soo bandhigay Wargeyska…

Read More

Dhakhtar ka Sucuudiga: Dhakhtar Waqtigiisa & Aqoontiisa Oo Lacag La’aan Ah Ugu Deeqay Dadka Da’da Ah !

Jiddaha 14. May 2017 (SDN/QJ):- Dhakhtar ka hawlgala Cisbitaalka King Khalid ee ku yaalla Magaalada Xaa’il ee Dalkaasi Sucuudiga oo la yidhaa Khaalid Al-duwaala ayaa saddex Saacadood oo ka mid waqtigiisa u gaar yeelay inuu Dadka waaweyn ee aan awooda u lahayn inay tagaan Dhakhaatiirta uu ugu tago guryahooda isaga oo aan wax lacag ah ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kadib Markii uu Diyaarad Khaas ah Ka Soo Raacay Berbera & Qaabka uu Diyaarada uga soo Degay oo Dareen abuurtay DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md; Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo maalmahan safar shaqo ugu maqnaa gobolka Saaxil ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada S/land ee Hargeysa, isaga oo diyaarad khaasa ka soo raacay magaalo xeebeedka Berbera.

Read More

”DP World Ayaa Itoobiya Dekedda Berbera ka Siisay 19%” Xukuumada Somaliland oo Sharaxday Saamiga Itoobiya Laga Siiyay Berbera Sida uu Ku Yimid DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliland ayaa faah-faahisay sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxaysa dekedda magaalada Berbera. Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalooyinka Somaliland aad loo hadal hayay in 19% faa’iidada ka soo baxaysa dekedda magaalada Berbera qayb ahaan loo siiyay dawladda Itoobiya.Warkan ayaa soo baxay markii Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay ee…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo Natiijadii Shirkii Soomaaliya ee London ku Tilmaamay Duullaan Somaliand Lagu soo Qaaday

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa duullaan lagu soo qaaday Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaamay natiijada shirkii dhawaan Soomaaliya loogu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska, kaas oo lagu lafo-guray sidii cuno-qabaynta looga qaadi lahaa Soomaaliya. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyey xaflad xisbiga…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia oo Socdaalkiisi Kowaad ugu Kicitimay Waddanka Qadar Iyo Soo Dhawaynta Lagu Qaabilay SAWIRO

Doha 13. May 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaa oo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah. Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka socday dawladda Qatar iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Doha Ambbasador Cumar Idiris. Ra’iisul…

Read More

Suldaanka Iyo Ugaaska Guud ee Beesha Ayuub oo Taageero Buuxda u Fidiyey Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee beelaha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Aamiin Suldaan Faarax iyo Ugaaska beelaha Ayuub Ugaas Ismaaciil Cabdi Huluul, ayaa si weyn u soo dhaweeyay xisbiga Waddani iyo murashaxa xisbigaas Md. Cabdiraxmaan-Cirro. Madax-dhaqameedkan oo ka qayb galay xafiis uu xisbiga Waddani ka furtay degmada 31 May oo uu ka qayb galay…

Read More

Xisbiga UCID Oo Qabsaday Xaflad Lagu Dar-Dargalinayo Hawlaha Xisbiga Ee Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe Ee Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga UCID ayaa  Xaflad balaadhan ku qabsaday Scandanivian Hotel Ee Magaalada Hargaysa . Xafladdan ayaa ahayd mid lagu dar-dargalinayo Hawlaha Xisbiga Ee Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge, Sidoo kalena loogu diyaar-garoobayo qaadashada kaadh-ka cod-bixiyayaasha Doorashada Dalka Somaliland. Xafladdan oo ahayd mid il-yartu is qabatay ayaa waxaa ka soo qeyb…

Read More

Wasiirro Sheegay In Xuseen Axmed Caydiid Ku Mutaysan Karo Maxkamad Eedaymaha Aanu Caddeynta Lahayn

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka  Dhaqanka iyo Dalxiiska, Khadar Xaaji Yuusuf iyo Wasiir Ku-xigeenka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Somaliland, Liibaan Yuusuf Cismaan,  ayaa ka jawaabay eedo qoyska madaxweynaha  uga yimmid Xuseen Axmed Caydiid, waxaanay u soo jeediyeen  in mucaaridnimadu ay tahay toosin, laakiin aanay ahayn aflagaado iyo dhaleecayn. Waxaanay sheegeen inuu maxkamad ku muddan…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Taageerayaal kasoo Jeeda Deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buullale iyo Celliyo SAWIRO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):- Taageerayaal kasoo jeeda deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buullale, Celliyo iyo degmooyinka Gacan-libaax iyo Sallaxley, ayaa si rasmi ah ula midoobay xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE maanta. Xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayey taageerayaashan oo lagu qabtay huteelka ADDAMIS INN ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse…

Read More

Maareeyaha Cusub ee Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Somaliland Oo Xilkii Kala Wareegay Maariyihii Hore DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah Xilkii Ugu kala Wareejiyey Maareeyihii Hore ee Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Somaliland Iyo Maareeyaha Cusub ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilkaas u Magacaabay.

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Xoghayaha Warfaafinta WADDANI oo Si Wada-jir ah Fariin ugu Direy Shacabka Gobalka Awdal DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI oo ay wehelinayaan xoghayaha warbaahinta xisbigaasi iyo weli ba sida oo kale saraakiil sare sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa fariin kama dambeys ah u diray shacabka ku dhaqan gobalka Awdal iyaga oo ku baraarujiyey siddii shacabka gobalkaasi ay uga qeyb-geli lahaayeen qaadashada kaadhka…

Read More