Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo HABAAR Ku Sifeeyay Muddo-kordhin Mar Saddexaad Loo Sameeyo Xukuumadda, WADDANI-na Eedeeyay
Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbul-Xaakimka KULMIYE, ayaa Xukuumadda ka difaacay eedaymo uu u jeediyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kuwaasi oo Nuxurkoodu ahaa in Xukuumaddu aanay diyaar u ahayn bixiso Kharashka lagu qabanayo Doorashada Madaxtooyada, oo ay doonayso Muddo-kordhin mar Saddexaad loo sameeyo. Guddoomiyaha…
