‘’Dimuquraadiyadii Waxaynu ka Haynaa Doorashooyinka Dhacaya Iyo Maamulkii…’’Prof Cabdisalaan Yaasiin
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Prof:Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, oo ka mid ah Masuuliyiinta Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa ka digay in Doorashadu dib u dhacdo, waxaanu Xukuumaddu ugu baaqay in wixii kharashaad ah ee kaga xaniban Doorashada ay bixiso, si aanay muddo kordhin dambe aanay u dhicin. Prof:Cabdisalaan Yaasiin Maxamed, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramaya…
