Muqdisho: Garoonka Aadan Cadde Oo La Weerarray,Shaqaale Caalamiya Oo Qarax Ku Dhaawacmay & Maydadka Kooxdii Weerarka Soo Qaaday oo La Soo Bandhigay DAAWO
Muqdisho 16. April 2017 (SDN/QJ):- Dhowr hoobiye, ayaa loo riday dhanka garoonka diyaaradaha ee ku yaaalla magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Maanta. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la dagaallameen kooxda hoobiyayaasha riday, waxaana Goobjoogayaal sheegeen inay rasaas is-dhaafsadeen ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kooxda. Wararka waxay intaasi ku darayaan in laba ka mid…
