Somaliland oo Shaaciysay Xiliga uu dhacayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyada Sare DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa si rasmi ah ugu Dhawaaqay Goorta uu Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare ee Guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More

Dawladda Imaaraadka Carabtu waxay Maalmaha Soo Socda ku Dhawaaqaysaa Mashruuc ay Somaliland Kaga Hirgelinayso Biyo-xidheen weyn

Sababaha Keenay In Imaaraadku Somaliland Ka Fuliyo Mashruuc Biyo Xidheen ah!! Dubai 17. April 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda samafalka ee  Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation ee   Imaaraadka carabta  (UAE), ayaa  biyo xidheen weyn ka hirgelinaysa magaalada Hargeysa, si wax looga qabto abaarta iyo biyo yaraanta ka jirta Somaliland, siday faafisay  Wakaallada wararka ee Imaaraadka Carabta ee…

Read More

Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Hadashay Tirada Dadka Uu Soo Ritay Xannuunka Shuban-biyoodku

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanka ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Gobolada Bari,dadka uu soo ritay, dadka u dhintay, iyo qaabka ay uga hawl galeen. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa…

Read More

Dhalinyaradda Xaafadda Axmed Dhagax Oo Jawaabo Kulul Ka Bixiyey Hadallo Kasoo Yeedhay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda KULMIYE DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka Mid ah Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa oo shir jaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo kasoo yeedhay wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahi Qabo,maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco iyo waliba xoghayihii hore ee dawlada hoose caasimada Hargeysa Axmed…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland oo Qaabilay Wefti ka Socda Dalka Turkiga iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadleen DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe oo ay weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Axmed Nuur Faahiye, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Cumar C/laahi Aadan, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Dalka Turkiga oo Socdaal Shaqo Ku Jooga Somaliland. Ujeedada socdaalka waftiga ayaa ahayd sidii Dawlada…

Read More

Xukuumadda Oo Shaacisay Inaanay Tamar Iyo Taag Midna U Haynin Sicir-Bararka Nolosha Shacabka Naafeeyey, Shirkado Gaar Ahna U Qayshatay

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaadday inaanay wax awood ah u lahayn wax Ka qabashada xaaladda sicir-barar ee dalku jiro iyo qiime dhaca ku yimi shilinkii Somaliland oo taariikhdii halkiisii ugu hoosaysay gaadhay tan iyo intii Somaliland ay qaran-nimadeeda dib ula soo noqotay. Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo…

Read More

Weftigii Xukuumadda oo Laascaanood Ku Daah Furay Mashruuc uu Muwaadin Hirgaliyey oo Cad Ceeda Korontada Lagu Shidayo Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey Laascaanood. Mashruucan oo uu hirgaliyey gacansada Reer Sool ee Xaaji Maxamed Jabuutaawi, oo ay Xukuumadda Somaliland door weyn ku lahayn hirgalintiisa…

Read More

Wareysi Uu Madaxweynaha Dawladda Jabuuti Kaga Hadlay Maalgelinta Dekedda Berbera Iyo Arrimo kale

Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- In muddo ah aniga oo aan arag Wareysi laga qaaday Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaan dhawaan oo ay taariikhdu ahayd 11 APRIL, 2017 . arkay mid ahaa Wareysi dheer. Waxaana wareysiga la yeeshay suxufi ka tirsan TESFANEWS, isla-markaana waxa baahisay warbaahintooda Tesfanews.net. Waraysigaa oo laba qaybood laga dhigay….

Read More

Ururka Al-Saadicuun Bilxaq ee Soomaaliya iyo Masar lagaga dhawaaqay oo laga Mamnuucay Dhulka Puntland

Garoowe 17. April 2017 (SDN/QJ):- Kulan ka dhacay magaalada Garoowe, ayaa looga soo horjeestay Koox-Diimeed-ka Saadicuun Bilxaq oo dhawaan looga dhawaaqay qaybo ka mid ah Soomaaliya oo ay ku jirto magaalada Garoowe. Waxaa ka qayb-galay kulankan Maamulka gobolka Nugaal, Taliyayaasha Ciidammada Amniga Puntland oo ay ku jiraan kuwa qaabbilsan La-dagaallanka Argaggixisada iyo Madax sar-sare oo…

Read More

Sida Ay U Dhacday Munaasabadii Uu Xilka Kula Wareega Gudoomiyaha Gobolka Banaadir DAAWO

Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa xarunta gobolka Banaadir lagu qabtay munaasabad balaaran uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed oo xilkaasi dhawaan loo magacaabay. Munaasabada xil wareejinta waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Somaaliya Xasan Cali Kheyre, Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo masuuliyiin kale….

Read More

Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo Ka Ag Dhow Madaxtooyadda Somaliland oo Ka Difaacay Marwada Madaxweyne Siilaanyo eedayn loo Jeediyey

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay siyaasiin ka tirsan  xisbiga Waddani oo uu tilmaamay inay   siyaasadeeyeen waddo baneyn ay  Dawlada  hoose  ka fulisay toddobaadkii hore      magaalada Hargaysa. Axmed Diiriye Nacnac oo warbaajinta la hadlay…

Read More

Dawladda Taiwan Oo Gannaax Lacageed Oo Ku Soo Rogtay Cidda Disha Bisadaha Iyo Eyda !

Taiwan 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dhawrista Xuquuqda Xayawaanka oo ah muhiim oo suurto galinaysa inay si xoriyad leh u noolaadaan kana ilaalinaysa in dhibaato loo geysto. Xukuumada Taiwan ayaa qaaday tallaabo ay kula dagaalamayso mid ka mid ah caadooyinka aadka u layaabka badan oo aan hore dunida guud ahaan loogu arag. Taiwan ayaa soo saartay…

Read More

Dawladda Britain Oo Cashuurtii Ku Kordhisay Shirkadaha Xanjada Soo Saara, Sababo Nadaafeed Awgeed!

London 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Dalka Britain ayaa cashuurtii ku kordhisay shirkadaha soo saara Xanjada laga cuno Dalkaasi, kadib markii ay xukuumadu sheegtay in qiimaha ay ku nadiifiso goobaha ay dadku iskugu yimaadaan ama Waddooyinka ee Xanjada lagu tuuro  ay tahay lacag dhan 60 Milyan oo Istarliini. Golayaasha deegaanka ee Dalkaasi Britain ayaa cadho…

Read More

Ifafaale Muujinaya in Dunnidu Cagaha la sii Galayso Dagaal Weyne 3aad oo Ka Qarxa & Walaaca baqdinta Keenay

Washington 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaalkii 3aad ee aduunka ayaa laga cabsi qabaa inuu dhaco muddo dhow (bilooyin gudahood) sida muuqata. Isbuucii hore Mareykanka ayaa 52 Gantaal ku riday Xarumo ay leeyihiin ciidamada Suuriya, waxaana halkaas ku geeriyooday ku dhowaad 39 askari oo ka tirsan xoogaga rajiimka Bishaar Al-Asad. Donald Trump wuxuu sheegay in gantaaladaas…

Read More

“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cadceeda koronto Laga dhaliyo Mashruucaas Aad Ayaanu ugu Hambalyeynaynaa” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO

Laascaanood 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey Laascaanood.   Mashruucan oo uu hirgaliyey gacansada Reer Sool ee Xaaji Maxamed Jabuutaawi, oo ay Xukuumadda Somaliland door weyn ku…

Read More

Codbixintii Wax Ka Bedelka Distoorka Dalka Turkiga oo ay Guushu Raacday Garabkii Wax Ka Bedelka Rabay Iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Ku Gacan Saydhay

Ankara 16. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka Turkiga ugu weyne ee Jamhuuriya iyo xisbiga Kurdiyiinta ayaa si wada jir u cambaareeyey natiijadii aftidii distoorka loo qaaday. Labadan xisbi ayaa sheegay in aanay ku qanacsanayn natiijadii aftida, iyaga oo sheegay in laba milyan oo cod aanay waxba ka jirin, isla-markaana dib loo tiriyo cododka la dhiibtay ilaa…

Read More