Sanad guuradii Sadexaad ee Afduubkii Hablahii Nigeria oo Laga xusay Dalkaas (Illaa Hadda Waxa la soo daayey 276 hablood) By Rafiu Ajakaye
Nigeria 16. April 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Wadanka Nigeria waxaa ka socda todobaadka lagu xusuusto hablahii ardayda ahaa ee ay kooxda Bokko Haraam Afduubteen muddo haatan laga joogo sadex sanadood. ‘Xukuumadu waxay illaa hadda xidhiidh la samaysay 276 hablood oo ka mid ahaa hablihii laga afduubtay dugsi boodhan ah, waana ku talo jirnaa sii daynta…
