AFRICOM oo ka walaacsan in Soomaaliya qaado dhabihii Afganistan
Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay in kooxda Al-Shabaab ay ka faa’ideystaan ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Africa ee Soomaaliya, taasi oo la filayo in mas’uuliyadda amniga ku wareejiyaan ciidamada qaranka Soomaaliya. General Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa ka dhawaajiyay cabsi xoogan oo ku aadan xilliga ay Ciidamada…
