Madaxweyne Firdhiye oo casuumad ka helay Ismaaciil Cumar Geelle

Laascaanood July 06, 2024(QJ)-Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Cali ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti, kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Bayaan ka soo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay muhiimadda ay socdaalkani u leedahay xoojinta walaaltinimada, nabadda, xasilloonida gobolka iyo taageeridda dhismaha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya….

Read More

Madaxweyne Xasan oo u jawaabay Abiy Axmed

Muqdisho July 06, 2024(QJ) -Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa ku celceliyay in Soomaaliya aysan ka soo horjeedin in wada hadal lagu dhameeyo xiisada badda oo lala galo Itoobiya, balse wuxuu eedeyn kulul u jeediyay dowladda Itoobiya. Sidoo…

Read More

Deaths in Gaza reaches 38,100

Gaza July 06, 2024(QJ)-Since October 7th, Israeli military airstrikes in Gaza have resulted in the deaths of at least 87,705 Palestinians and injuries to over 38,100 others, according to Gaza’s health ministry today. The casualties include at least 87 fatalities since yesterday alone, with 48 reported in the past 24 hours. Among those killed were…

Read More

RW Xamse oo gaaray dalka Ciraaq

Baqdaad July 05, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shalay gaaray magaalada Baqdaad ee xarunta Jamhuuriyadda Ciraaq. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu uu booqasho rasmi ah uga bilowday magaalada Baqdaad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in…

Read More

Shabaabka oo weeraray sadex xero ciidan

Baydhabo July 05, 2024(QJ) -Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saaka aroortii ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buureey ee gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen saddex saldhig oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay…

Read More

Israeli and Hamas to enter detailed negotiations to finalize the agreement

Cairo July 04, 2024(QJ) -Israel and Hamas appear to be on the verge of reaching a comprehensive ceasefire agreement and a deal regarding hostages, according to sources familiar with the talks. Israeli officials believe that Hamas’s final response will enable both sides to enter detailed negotiations to finalize the agreement, the source indicated. Israeli Prime…

Read More

Abiy Axmed oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

Addis Ababa July 04, 2024(QJ) Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si aan gabasho lahayn maanta u sheegay in dowladdiisa aysan su’aal ka gelin midnimada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Abiy oo khudbad ka jeediyay Baarlamaanka Itoobiya ayaa caddeeyay in Itoobiya aysan daneyneynin kala go’a Soomaaliya, isla markaana aysan marnaba shaki gelin doonin midnimadeeda. Abiy Axmed ayaa…

Read More

Soomaaliya iyo QM oo ka shiray mashaariicda horumarka

Muqdisho July 03, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee Hoggaaminta Horumarka Waara ee Soomaaliya (2021-2025). Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan…

Read More

Israel approves the most extensive land acquisition in the West Bank

Ramallah July 03, 2024(QJ)  -The Israeli administration has approved the most extensive land acquisition in the West Bank in over thirty years, as the rate of land seizure in the occupied Palestinian territories reaches its highest level, according to an Israeli settlement watchdog organization. The planned appropriation, authorized by the Israeli government late last month…

Read More

Lacago ka maqan khasnada dawlada Soomaaliya

Muqdisho July 02, 2024(QJ) -Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale oo maanta shir jaraa’id u qabtay wariyaasha ayaa ka warbixiyay xogo cusub oo la xiriira baaritaanno lagu sameeyay labo xafiis oo ka tirsan hay’adaha dowladda Soomaaliya. Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa sheegay in baaritaan xoogan lagu sameeyay xafiisyada u xilsaaran maamulka…

Read More

Wadahadaldii Soomaaliya iyo Itoobiya oo la isku mariwaayay

Muqdisho July 02, 2024(QJ)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay waxyaabihii ay uga wada hadleen dalka Turkiga wafdiyo kala matalayay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Wadahadalladan ayaa looga hadlay xiisadaha ka dhashay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu…

Read More