Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Sababta Uu Todobaadkii Hore Ugu Dhawaaqay Xaalada Dagaal,Isla Markaana Sheegay inuu Al Shabaab Wada Hadal La Furayo Hadii ay Diidaana uu 2 Sano Ku baa’bin doono DAAWO

Muqdisho 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa lagu Qabtay sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan…

Read More

Xoghayaha Cadaaladda WADDANI Oo Ka Hadlay Xukunka COLDOON Iyo Xayiraadda HAATUF

Ceerigaabo 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi oo ku sugan Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, ayaa Cambaareeyay Xadhigga iyo Xukunka Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Barkhad Jaamac Xirsi oo u warramay Weriyaha HCTV ee Gobolka Sanaag, ayaa sidoo kale ka hadlay Xayiraadda Wargeyska Haatuf oo Saddex…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Xukuumadda ka dalbaday inay Xoriyadooda dib ugu Celiso Siyaasiyiin Mucaaridka ka tirsan oo ay Xidhay Sidoo Kalena ka Hadlay Qaabkii Wasaaradda Waxbarashadu Ruqsada ugala Noqotay Jaamacado DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Xubnood oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Mudane C.laahi Ibraahin Habane Ku eedeeyay inuu Sifo Khaldan ruqsada ugala Noqday Sadex Jaamacadood oo Ku kala yaala Magaalooyinka Hargaysa Iyo Burco Waxaa Kale oo ay Ka Hadleen Xadhig Xukuumadu ku fulisay Madax ka…

Read More

Siyaasi C.laahi Jawaan oo Si Xeel dheer u Soo Bandhigay Galdaloolooyinka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Cida Go’aamada Qaranka qaadata, Kala Saraynta Wasiirada & Cabsi uu Ka Qabo Garsoorka Komiishanka Doorashada DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Iska Casilay Xilkii La taliyihii Arrimaha Doorashooyinka Somaliland ee Madaxwayne Axmed Siilanyo, Siyaasi Cabdilaahi X.Cumar oo Ku Magac Dheer (C.laahi Jawaan) Sidoo Kale Wuxuu iska Casilay Xilkii Xubin-nimada Guddida Fulinta ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa sheegay in Xikii Madaxwayne Siilaanyo umada…

Read More

Ardeydii Wax Ka Baran Jirtay Jaamacaddii Togdheer University ee La Xidhay oo Wasiirka Waxbarashada ugu Baaqay in uu Is Casilo + Fadeexado Hor Leh oo ay Soo Bandhigeen DAAWO

Burco 13. April 2017 (SDN/QJ):- Ardeydii wax ka baran jirtay jaamacadda Togdheer University ee magaalada Burco oo ka mid ah jaamacado dhawaan uu wasiirka Waxbarashadu qalinka ku duugay in ay kala noqonayaan ruqsaddoodii shaqo oo ah jaamacad ay dhigtaan kumanaan ardey, ayaa wasiirka wasaaraddaasi ugu baaqey in uu gebi ahaan ba iska casilo xilka wasaaraddiisaas…

Read More

Mucjiso: Wiil Dhallinyaro ah oo Soomaali ah oo Da’diisu Tahay 23 Jir oo Ilaahay Awood u Siiyay inuu Ilkihiisa Ku Qaado Culays dhan 50 Kiiloo DAAWO

Widh Widh 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu isku arkay mucjiso rabaani ah kaas oo Soomaalida Qurbaha ku nool ka cod saday in laga qeeyb galiyo tartamada Mucjisooyinka Caalamka maadaama afkiisa uu ku qaadi kara 50 Kg iyo wax ka badanba .   Wiilkaan ayaa lagu magacaabaa Cabdiqani Maxamuud , waana…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhigga Ka Jaray Biyo-Qabatin Dila Looga Sameeyay Fataahadaha Doox Dhex Mara

Dilla 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa xadhigga ka jaray deyr biyaha looga  sameeyey dooxa degmada Dila dhex mara iyo dayactir lagu sameeyey saddex Balli oo Dooxa ku dhex yaalla. Samaynta Deyrkan, ayaa ka dambeysay markii uu daad ku soo fatahay degmada dilla sannadkii…

Read More

Dalka Shiinaha oo Dhisanaya Magaalo ku Fadhida Dhul baaxadiisu Sadex Jeer ka Weyn tahay Magaaladda New York

China 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey qorshe ay dawladda China ku doonayso in ay dhisato magaalo cusub oo ballaceedu saddex laab ka badan yahay ballaca magaalada New York ee dalka Maraykanka. Taas oo qayb ka ah qorshaha ay dawladda dalkaasi doonayso in ay ku yarayso…

Read More

Heer Kulka badaha oo Sidii la Filayay si Ka Xawaare badan u Kordhay Gaadhayna 13% Iyo Waxa u Sabab ah

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in xawaaraha uu ku socdo kor u kaca heerkulka badaha waaweyni uu boqolkiiba 13 ka dheeraynayo sidii hore loo moodayey, taas oo ah calaamad kale oo inoo sheegaysa khatarta isbeddelka cimilada. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika soo akhriyey oo natiijadeeda Jimcihii ina dhaafay lagu daabacay majaladda Science…

Read More

Digniin: Hees amase Cod keliya oo Telefoonka Gacanta ee Iphone Laguugu Soo Diray ayaa Fayris Keeni Kara!!

London 13. April 2017 (SDN/QJ):- Hadda kadib haddii qof uu talefankaaga gacanta oo nooca iPhone ah ku soo dhacdo farriin sidda hees, ka taxaddar in aad ku degdegto furisteeda, xitaa haddii qofka soo diray uu yahay mid aad ku kalsoon tahay. Waayo, shrkadda Apple ayaa sheegtay in ay barnaamijka uu qalabkeedu ku shaqeeyo ee iOS,…

Read More

Madaxweynaha K.Waqooyi Oo Ka Hadlay Weerarkii Maraykanku Ku Duuqeeyay Dalka Suuriya!

K.Waqooyi 13. April 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa ka mid noqotay dawladihii ugu danbeeyay ee soo gala loolanka ka taagan Dalka Suuriya, waxaana la sheegay in Dawlada K.waqooyi ay marar hore Hub ku caawisay Nidaamka Madaxweyne Asad ee ka taliya Dalkaasi. Haddaba, Madaxweynaha K.waqooyi ayaa ku tilmaamay weerarkii uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya…

Read More

Mudaharaad ay Burco Ka Dhigeen Arday Gadoodsan oo Ka Soo Horjeeda Go’aankii Wasaaradda Waxbarashadu ay Ruqsadda Kaga la Noqotay Jaamacadda Togdheer University DAAWO

Burco 12. April 2017 (SDN/QJ):- Mudaharaad aad u xoogan ayaa ardey wax ka barata magaalada Burco ay sameeyaan. Mudaharaadkan ayaa saaka ka dhacay gudaha magaaladdaasi iyada oo ardey gadoodsan oo aad u tira badan isla mar ahaantaana ka xanaaqsan ruqsaddii laga la noqday jaamacadda Togdheer University ee magaalada Burco, waxa ay socod lug ah ku…

Read More

Nin  Somali ah oo Degen Waddanka Hindiya oo uu Weriye Cabdi Salaan Hereri Waraysi La Yaab Leh la Yeeshay+ Ninkii Somaliga ahaa oo u Baahday Turjubaan & Qofkii u Turjumayay oo ah Hindi DAAWO

Hyderabad 12. April 2017 (SDN/QJ):- Weriye CabdiSalaan Ibraahin Hereri oo Ka Hawl gala Telefishanka Universal ayaa waxa uu Dalka Hindiya ka soo diyaariyey barnaamijyo ka Waramaya Waxyaabaha ay Somalida iyo Hindidu iska shabahaan dhaqan ahaan iyo af ahaanba. Xuseen Somali waa Oday Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland waxa uu ku dhashay,Ku Koray ku barbaaray…

Read More

Xog Waran Dhinacyo Badan Leh oo Siyaasi C.laahi Dahab oo Ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu Siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Axmed Maxamed oo ku Magac dheer (C.laahi Dahab) Kana Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Xogwaran dhinacyo badan Leh Siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Universal Isla markaana uu soo Saaro Weriye Faysal Maxamed Cabdi (Fadh Fadhle).

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal + Eedayn uu u Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka & Soo Bandhiga Xaalada Gobolkaasi DAAWO

Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal  ayaa Si adag uga Hadlay Xil ka qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal  waxaanu eedayn u soo Jeediyey Gudida Komishanka Qaranka  Waxaa Kale oo uu Soo Bandhigay Arimo Xasaasi ah oo Gobolkaasi ka Taagan.

Read More

Guulihii Dhaxal Galka ahaa ee Daahir Rayaale ka Gaadhay Aqoonsi Raadinta Somaliland & Gaabiska Ku Yimid Muddadii Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Sannadihii 2005 ilaa 2010 ayaa noqday shantii sannadood ee ololihii ugu xooga badnaa lagu qaaday hawgalka aqoonsi raadiska Somaliland, waxaana mudadaas ay Somaliland ku guulaysatay inay soo jiidato indhaha dalal badan. Hawlgaladaas aqoonsi raadiska ayaa la fuliyay mudadii uu Madaxweyne Rayaale xilka hayey ee ka dambaysay doorashadii sannadkii 2003, waxaanu…

Read More