Qisada Hawlgalkii Birjeex Iyo Xog-Warranka Muj. Haliil Oo Baabuurkiisa Lagula Baxay Muj. Cabdillaahi Askar
Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Qoraalkan waxaa iska lahaa alla ha u naxariistee Marxuum Weriye Cabdirisaaq Maxamed Dubad oo ahaa suxufi weyn oo reer somaliland ah, kaasi oo sanadkii 2002-2003 soo ururiyey taariikhdii iyo dhacdooyinkii hawlgalkii mucjisada ahaa ee lagula baxay Muj. Cabdillaahi Askar Barkhad. Dhacdooyinkaas oo raggii uu Weriye Dubad waraysiga la yeeshay ka…
