Jaaliyada Degaanada Togdheer, Caynaba, Saaxil Iyo Sanaag Ee Dalka Sweden Oo Kulan Soo Dhawayn Ah La Qaatay Hogaamiyaha X. Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan SAWIRO
Stockholm 03. April 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyada Degaanada Bariga Burco, Bariga Saaxil, Sanaag iyo Caynaba ee ku dhaqan Dalka Sweden ayaa siweyn u soo dhaweeyay hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan iyo kaaliyaha War-baahinta Murashaxa WADDANI Muniir Axmed Cigaal. Kulan ballaadhan oo lagu qabtay Hoteelka Caanka ah ee Scandic Hotel kuna yaala Caasimadda Stockholm waxa…
