Hogaamiye Burcad badeed oo la qabtay

Gaalkacayo April 18, 2024 (QJ)-Ciidamada booliska gobolka Mudug ayaa xalay howlgal la xiriira la dagaalanka burcad badeeda ka sameeyay magaalada Gaalkacyo. Waxa ay gacanta ku dhigtay hogaamiyihii koox budhcad-badeed ah oo ku hawlanaa lacag madax furasho ah oo gaareysa 5 milyan oo doolar oo uu ka qaatay markabka MV ABDALLA ee Bangladeshi. Howlgalka oo laga…

Read More

Shabaab isku soo dhiibay dawlada

Kismaayo April 18, 2024(QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dhowr sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland kadib markii Al-Shabaab laga saaray deegaano hor leh oo gobolkaasi ka tirsan. Wakaaladda wararka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan…

Read More

Giriiga oo lagu eedeeyay dilka Tahriibeyaal

Greece April 18, 2024(QJ)-Ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ayaa lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahaayeen dhimashada 40 qof oo tahriibayaal ah oo doonayay inay gaaraan Giriiga ugana sii gudbaan wadamo kale oo Yurub ah. Baaritaano ay sameeyeen saxafiyiinta BBC-da ayaa lagu ogaaday in ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ay si firfircoon uga hortageen tahriibayaasha inay gaaraan xeebaha…

Read More

Itoobiya oo noqoneysa dalka u horeeyay ee aqoonsada Somaliland

Addis Ababa June 17, 2024(QJ)-Dawladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay doonayso inay fuliso heshiiskii ay hore u kala saxeexdeen Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya, kaas oo ahaa in Itoobiya aqoonsato Somaliland, ka dibna ay siiso deked iyo saldhig ciidan. Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya ay noqonayso…

Read More

Duqeyn lagu laaya Shabaab faro badan

Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamo caalami ah ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaano dhaca xadka gobolada Sh/dhexe iyo Galgaduud. Duqeynta ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno badan oo ka tirsan Al Shabaab, waxaana sidoo kale duqeynta lagu gubay gaadiid dagaal….

Read More

ATMIS oo wareejisay xero ciidan

Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in ay isaga baxeen saldhigga Bariire, iyagoo mas’uuliyadda amniga ku wareejiyay ciidamada ammaanka Soomaaliya, taasoo qyeb ka ah wajigii saddexaad ee dhimista ciidamada. ATMIS waxa ay tilmaantay in Saldhigga Millitari ee ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose, oo tan iyo 2019 ay gacanta…

Read More

Soomaali noqday madaxa ururka Daacish

Bossaso June 16, 2024 (QJ)- Warbaahinta NBC News ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Mareykanka ay u aqoonsadeen Cabdulqaadir Muumin, hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya, inuu yahay hogaamiyiha ugu sareeya ee ISIS. Cabdulqaadir Muumin ayaa la rumeysan yahay inuu bedelay Abu al-Hassan Al-Qurashi, kaasoo lagu dilay weerar ka dhacay Suuriya horaantii 2022-kii. Sida ay qortay NBC News, labo sarkaal…

Read More

Xuutiyiinta oo markabkale dejiyay

Jabuuti June 16, 2024(QJ)-Markabka M/V Verbena ee laga leeyahay dalka Ukrain ayaa lagu soo waramayaa in uu ku degay xeebaha dalka Jabuuti. Shaqaalihii saarnaa ayaa laga daad gureeyay kadib markii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay markabka ku dhufteen labo gantaal. Dhacdadan ayaa noqonaysa tii labaad oo Xuuthiyiintu ay dhibaato weyn u geystaan ​​markab, ka dib weerar…

Read More

Puntland oo wadahadal dooneysa

-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Deni, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wada-hadallo dhammaystiran oo wax-ku-ool ah la yeeshaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo khuseeya arrimaha xasaasiga ah, gaar ahaan kuwa khuseeya masiirka dalka. Madaxweyne Deni ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in khilaafaadka siyaasadeed lagu xaliyo wada hadal la doonayo in lagu…

Read More

Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay dunida Islamka

Muqdisho June 15, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Adxa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ee u dabbaaldegaya munaasabaddan farxadda leh. Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxaa, isagoo shacabka Soomaaliyeed ku dhiirigeliyay inay is cafiyaan, is taageeraan, lagana shaqeeyo danta guud,…

Read More

8 IDF soldiers killed in Gaza

Gaza June 15, 2024(QJ)-Hamas fighters killed 8 Israeli soldiers traveling in military vehicles in Rafah after launching rockets and then ambushing the reinforcement troops deployed to the area. The Saturday attacks were among the deadliest days for Israeli soldiers in Gaza in months as the ground offensive in the southern region intensified. The Qassam Brigades,…

Read More

UNSOM iyo Wasiirka Difaaca oo kawada hadlay bixitaaka ATMIS

Muqdisho June 12, 2024(QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), James Swan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. si looga wada hadlo horumarka laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab (AS), dhimista ciidamada…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyada Norway

Oslo June 12, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabadda soo dhaweynta ah ayaa ka sheekeeyay guulaha laga gaaray xasilinta dalka, dowlad-dhisidda, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in dowladda Norway…

Read More