Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Caqabada lasoo daristay Golaha Wasiirada Baaqna u diray Baarlamaanka
Muqdisho 28. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Caqabadaha lasoo darsay Golaha Wasiirada cusub oo xiligan diidmo kala kulmaya Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka. Farmaajo ayaa ugu baaqay Baalamaanka Soomaaliya in ay mel mariyaan golaha Wasiirada cusub, waxa uuna tilmaamay in…
