Webigii Dhiiga & Dhimashada iyo Yaxaasyada Adduunka ugu waa weyn oo qabsaday !! DAAWO
Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Webi isku xira dhul balaaran oo u dhaxeeya wadamada Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa loo qiray inuu yahay Wabiga ugu halista badan Caalamka halkaas oo ay qabsadeen Yaxaasyo aad u waa weeyn . Wabigaan ayaa waxaa lagu magacaabaa The Mara River , waxaana maalin kaste iskaga kala goosha Lo´duureedka…
