Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somalia oo soo bandhigay arin dad badan ka qarsooneed DAAWO
Muqdisho 27. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qarxiyay arin cusub oo inta badan umada Soomaaliyeed ka qarsooneed . Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in halka Cashuurta iyo daqliga dowlada ka soo gala ay tahay kaliyah Dekada iyo Airpor-ka Muqdisho , halka dekadaha maamulada kale ay cunaan…
