La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Doorashooyinka Cabdillaahi-Jawaan oo Naqdiyey Khudbad Cirro ka Jeediyey Chatham House, kana hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Hargaysa 24.March 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha arrimaha doorashooyinka ee Madaxweynaha Somaliland, Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cllaahi-Jawaan), ayaa naqdiyey Khudbad Musharrax Cabdiraxmaan-Cirro ka jeediyey Xarunta Falanqaynta Siyaasadda Caalamka ee Chatham House oo ku taalla magaalada London ee dalka Ingiriiska. Waxa uu La-taliye Jawaan sheegay inaan wakhtigan loo baahnayn welwel iyo walaac laga muujiyo inay doorashadu muddada cusub…

Read More

Warbixin Murugo Iyo Naxdin Badan Oo La Darisa Kuna Gadaaman Danyarta Xaafada Sheekh Cumar DAAWO

Hargaysa 24.March 2017 (SDN/QJ):- Xaafadda Sheekh Cumar oo ku taalla  koonfur galbeed ee  magaalada Hargeysa, waxaa deggan qoysas intooda badani ay yihiin dad danyar ah oo awoodooda dhaqaale ay hooseyso, lagana soo kala raray xaafado kala duwan oo ku yaala gudaha magaalada Hargeysa. Wariye Khadar Maxamed Xaashi, oo ka tirsan wargeyska Dawan oo  booqday xaafadda…

Read More

Xiise Hore Leh Oo Ku Soo Kordhay Kiiska Macallin Madaxweyne Siilaanyo La Magaca Noqday

Hargaysa 24.March 2017 (SDN/QJ):- Waxa meel xaasaasi maraya, isla markaana xiiso cusub yeeshay kiiska nin macallin ah oo maalintii Afaraad xorriyaddiisa ku la’ magaciisa oo lamid noqday midka Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kaas oo gacanta  ciidamada amaanku xabsiga u taxaabeen.   Kiiskan oo dhegaha bulshada si weyn ugu dhex jira, ayaa waxa markii ugu horraysay si…

Read More

Maraykanka: Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Sheegay Inaanu Trump Sharciga Ka Sareynin

Neil Gorsuch 24.March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha cusub ee Madaxweynaha Maraykanku u Magacaabay Maxkamadda Sare ee Dalkaasi Neil Gorsuch, ayaa sheegay in dadka oo dhan oo Madaxweynuhu ku jiraa aanay ka sareyn sharciga dalkaasi. Neil Gorsuch ayaa sidoo kale sheegay in aanu jirin Qof uu u sameynayo ballanqaad ku saabsan qaabka uu wax u xukumi doono….

Read More

Madaxweynaha Zambia Oo Isaga Oo Jilba Jooga Khudbad Ka Dhagaystay Wasiirkiisa Xanaanada Xoolaha

Zambia 24.March 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta caalamka iyo baraha ay bulshadu ku kulanto waxa qabsaday muuqaalka sawir laga soo qaaday wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluunka ee dalka Zambia Mr. Michael Katambo, kaas oo la arkay isaga oo jilba jooga ugu waramaya madaxweynaha wadankaasi Edgar Lungu. Arrintan ayaa noqotay mid aad looga hadal Hayo Warbaahinta qaaradda Afrika…

Read More

Kaalinta Difaacayaasha Xukuumadda,Dareenka Kuwa Ka Soo Horjeeda & SilSilad Suugaanleyda Miimley Iyo Maansooyinka Maan-Qaba Iyo Maro Boob AKHRI

Hargaysa 24. March 2017 (SDN/QJ):- Maansada MAAN-QABA, waxay dabo socotaa maansooyinkii ka horreeyay ee ku socday xaraf raaca M, lana baxay MIIMLEY sida Mudduci, Mudacalay, Marag iyo Maxkamada & Kuwa Kale ee soo Baxay. Waxay diirada saaraysaa xaalada maanta ee dabcan ay ka curatay silsiladda MIIMLEY iyo xaalada dhabta ah ee Somaliland hortaala oo ah…

Read More

Wiil uu Dhalay Madaxweyne Donald Trump Maraykanka oo Weerar afka ah Kula Kacay Maayarka London

Washington 24.March 2017 (SDN/QJ):- Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa weeraray duqa magaaalada London waxyar uun ka dib markii uu weerar argagixiso ka dhacay caasimadda UK kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar ruux. Donald Trump Jr ayaa Twitterka soo dhigay maqaal uu sanadkii hore qoray Sadiq Khan kaas oo uu ku sheegay…

Read More

Askarigii U Danbeeyay Ee Ka Qayb Galay Dagaalkii Falastiin Iyo Yuhuuda 1948kii Oo Geeriyooday !

Hargaysa 24.March 2017 (SDN/QJ):- Sanadkii 1948kii waxa dhacay dagaalkii ay wada galeen Yuhuuda iyo taxaalufkii ay ku midoobeen waddamada carbeed, waxaana ka mid ahaa ciidammadii waddamada Carbeed ee ka qayb galay Dagaalkaasi Ciidammada Dalka Ciraaq. Haddaba, Askari ka mid ahaa Ciidammadii Dalka Ciraaq ee ka qayb galay Dagaalkaasi ayaa Geeriyooday oo la xaqiijiyay inuu ahaa…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Laba Mas’uul Magacaabay & Sarkaal kala oo uu Xilka ka qaaday

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4621/032017 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Badhan, Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, halka uu xilkii uu qaranka u hayeyna ka qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Mudane, Maxamuud Cabdillaahi Xarbi.       Madaxweynuhu:   Markuu…

Read More

Garyaqaanka Guud Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Sharci ee Uu Somaliland U Leeyahay Heshiiska Saldhiga Ciidan DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Cabdisamad Cumar Maal, ayaa si qotto dheer uga hadlay sharciyan ahmiyadda uu Heshiiska saldhiga ciidan ee dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu u leeyahay qadiyada Somaliland. Garyaqaanka oo arrintaasi ka hadlaya waa kan. https://www.youtube.com/watch?v=EMN1evY25t0

Read More

Shirkada DP World oo Deeq Biyo Gaadhsiisay 15 Kun Qoys oo Gobolka Saaxil Degan DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Shirkadda Hawlaha Maraakiibta ee DP World ayaa gaadhsiisay afar boqol iyo toban booyadood oo biyo ah deegaanada gobolka Saaxil. Sida lagu baahiyey war saxaafadeed DP World soo saartay ayaa lagu sheegay in biyo qiyaastoodu gaadhayso afar milyan iyo shan boqol oo litir, la gaadhsiin doono dad lagu qiyaasay 15 kun oo…

Read More

”Heshiiskii DPW Sax Muu ahayn ee Carab Laalaadin ayuu ahaa” Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shirre ayaa Maanta ka Warbixiyey Soo Laabshada Wefti uu Hogaaminyay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Socdaal ku Tegay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo ay la soo Saxeexdeen Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siiyay Magaaladda Berbera.

Read More

Booliiska Oo Sheegay In Macalinkii Loo Xidhay Sheegashada Naanaysta SIILAANYO Uu Ku Beddelay Naanays Kale XADDI

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Waxa weli Magaalada Hargeysa ku xidhan Macalin Magaciisu yahay Axmed Maxamed Maxamuud isla-markaana Saaxiibbadii ku naanaysaan SIILAANYO, kaasi oo Booliisku u xidhay sheegashada Magaca Madaxweynaha. Muwaadinkan oo ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada Nuuradiin ee Magaalada Hargeysa, ayaa doraad Booliisku xidheen, iyadoo lagu eedeeyay inuu sheegtay Magaca Madaxweynaha, gaar ahaan Naanaysta uu…

Read More