Raysal Wasaaraha Somalia,Xubno ka Mid ah Golihiisa Wasiiradda & Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Somalia oo Booqasho ugu Tagay Fannaaniin & Abwaano Muqdisho Ku Xannuunsanaya

Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golahiisa magaacaban ee wasiiradda ayaa ugu horayn booqday fananada wayn ee Soomaaliyed Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ah fanaaniinta hoboladda Qaranka Waaberi oo qaliin loogu sameeyay xameetidda taas oo ku jirta Isbitaal ku yaalla magaaladda Muqdisho….

Read More

8 Qof oo 48-kii Saacadood ee La Soo Dhaafay u Dhintay Shuban ka Dilaacay Degmada Daroor ee Kililka 5aad ee Itoobiya

Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- 48-kii Saacadood ee la soo dhaafay  8 qof, ayaa  shuban Biyood ugu dhintay tuullada Sheekh Yoonis ee ka tirsan degmada Daroor ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu  wargeyska The Horn Tribune oo ah mataanta Wargeyska Dawan u xaqiijiyay Suldaan Axmed Cismaan (Caddo-gude). Dadka shuban biyoodka u dhintay waxay  iskugu…

Read More

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal Mudug oo Mudeeyay Wakhtiga ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Cadaado 26. March 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamul goboleedka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Glamudug ayaa isku raacay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi. Kulanka Baarlamaanka ay kasoo qeyb galeen Xildhibaano gaaraya 54 mudane waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Cali Gacal Casir , waxa ayna Xildhibaanada…

Read More

Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Musaveni ee Ugandha oo Gadh Wadeen ka ahaa inuu Xilka baneeyo Xiligii uu Raysal Wasaaraha Somalia ahaa

Nairobi 26. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa wadanka Ugandha Yuweri Musaveni. Labada hogaamiye ayaa ka qeybgalaya shir madaxeed gaar ah oo madaxda urur goboleedka IGAD ku leeyihiin magaalada Nairobi kaasoo looga hadlayo arrimaha abaaraha ka taagan geeska Afrika iyo Qaxootiga.   Musaveni ayaa…

Read More

Fanaanad Caan ka ah Geyiga Somalidu degto oo Ku Xannuunsanaysa Magaaladda Muqdisho & Wasiirad Booqatay

Muqdisho 26. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsaneysa Fanaanada caanka ah Zeynab Xaaji Cali Siigaale “Baxsan” oo kamid aheed hoobaladii uu lahaa Qaranka Soomaaliya. Fanaanada Zeynab Baxsan ayaa lagu soo waramayaa in ay xaaladeeda caafimaad aad u liidato, waxa ayna ku xanuunsaneysaa gurigeeda oo kuyaala magaalada Muqdisho sida ay eheladeeda…

Read More

Waxa Garadka Iyo Aqoon Yahanka Gobolka Badhan Oo Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay G.Badhan

Badhan 26. March 2017 (SDN/QJ):- Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Degmada Badhan ee Gobolka Badhan ee Somaaliland ayaa hanbalyo soo dhaweyn iyo taageerid loogu diray Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Badhan mudane Cali Xuseen Somaali Xafladani oo si weyn ay u soo camireen waxgaradka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Galabta Kormeer Ku Tegay Dekeda Berbera Iyo Xarunta Sheybaadhka Shudaalka Keydka Haamaha Berbera SAWIRO

Berbera 25. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ee Gobolka Saaxil ayaa galabta Kormeer muhiim ah ku tegay Dekeda Berbera iyo xarunta shaybaadhka ee Keydka Haamaha Shidaalka Berbera. Kormeerkan madaxweynaha ayaa ahaa indho indhayn uu madaxweynuhu ugu kuurgelayey mashaariicaha horumarineed ee uu dalku ku talaabsaday sanadihii u…

Read More

Dhacdo Argagaxleh Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Lagu Sixrey Gudaha Borama Iyo Xaaladeeda Nololeed DAAWO

Borama 25. March 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay ku soo badanayeen guud ahaan qaybo ka mid ah gobolada dalka Somaliland sixridda dadka iyo af-duubka ayaa waxaa gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal lagu sixrey gabadh dhalinyaro ah oo da’deeda lagu sheegey 14 sano jir. Gabadhan yar ayaa sida la sheegey waxaa…

Read More

Wasiirka Boosaha Iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Oo Ka Hadley Weerarkii Dableyda Hubeysani Ay Gurigiisa Ku Qaadeen

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamuud Cabdilaahi Cige, oo Gurigiisa weerar lagu qaaday, ayaa ka hadlay weerarka lagu qaaday Gurgiisa. Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Maxamuud Cabdilaahi Cige, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah la yeeshay ayaa sidoo kale Bulshada reer Somaliland baaq u diray, waxaana ugu horeyn…

Read More

Oori Iyo Saygeedii Oo Loo Kala Magacaabay Laba Wasiir Oo Miisaan Leh Dawlada Somalia

Muqdisho 25. March 2017 (SDN/QJ):- Lamaane Xaas ah ayaa ka mid noqday Wasiirada cusub ee Xukumada Somaliya, waxaanay dadka Baraha Bulshada ku falanqeeya Siyaasadu sheegen in dhacdo la yaab leh ay tahay madaama labadan Qof oo kala ah  Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha kana soo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle uu…

Read More

Dhawaqii Ingiriiska oo Noqday Mawduuca Somaliland ugu Hadal Haynta Badnaa Todobaadkii Tegay

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Safiir ku xigeenka dawladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya danjire Andrew Allen ayaa salaasadii la soo dhaafay Hargeysa ka sheegay laba qodob oo sababay in bulshada Somaliland aad uga doodo. Labadaas qodob ayaa kala ah shirka London ka qabsoomaya bisha May ee deeq bixiyayaashu u qabanayaan Somalida  oo…

Read More

Xildhibaan laga Mamnuucay Raacista Diyaaradaha Shan Shirkadood iyo Sababta Keentay Go’aankaas Adag

Delhi 25. March 2017 (SDN/QJ):- Nin ka mid ah Xildhibannada Baarlamaanka dalka Hindiya, ayaa laga mamnuucay in uu raaco Shan diyaaradood oo waawayn, ka dib markii uu la dagaallamay oo uu garaacay Shaqaale Diyaaradeed. Xildhibaan Ravindra Gaikwad, ayaa la sheegay in uu shaqaalaha Diyaaradda Dacas ku garaacay 25 jeer, ka dib markii uu Kursi ka waayay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Macallin Dhawr Cisho u Xidhnaa inay Sadexdiisa Magac Iyo Naanaysta ka Midaysan Yihiin

Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo ayaa Madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay nin ku magac ah oo dhawaan ciidamada ilaalada nabad galyada wadooyinka ku xireen magaalada Hargeysa. Warbaahinta ayaa si weyn u tabisay in Ciidamada booliiska Somaliland ay xidheen Macalin bare ka ahaa dugsi kuyaala magaalada Hargeysa, waxaana sababta ninkan loo…

Read More

Madaxweynaha oo furay Mashaariic Horumarineed, Khudbad balaadhana ka jeediyey Halkaasi + Gaadhi Gaas ku shaqaynaya oo uu gudoonsiiyey Wasiir Shukri Xaaji Baandare iyo Shahaadooyin uu bixiyey

Berbera 25. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku sugan gobolka Saaxil ka dib safar uu shalay galab ku soo gaadhay Magaalo Madaxda Berbera ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Berbera, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen saddex waddo oo halbawle u ah magaalada gudeheeda dhismeheedahana ay…

Read More