“Somaliland Gurmad-bay U Baahan Tahay” Sh. Aadan Xaaji Maxamud Xiiray (Aadan Siiro) DAAWO
Hargaysa 25. March 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Shalay ee Jimcaha kaga hadlay Marxaladda Adag ee Dalku marayo, waxaanu sheegay in haddii aanay Somaliland helin Gurmad uu Jiritaankeedu khatar ku jiro. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Heshiiska Saldhigga Berbera aanu ahayn Heshiis ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu, sidaas…
